Ibrahim Darar
Waxaad ku soo dhamaatiin dawaada tayasarana leh taasna uu herbal ah waliba tayo fiican leh
Tiens – Nolol Fudud & Fursad Cidda oo Dhan u Furan ✨
Tiens waxay ku siisaa laba arrimood oo noloshaada beddeli kara:
1️⃣ Caafimaad & Nolol fudud – Alaabteeda dabiiciga ah waxay kaa caawinayaan jir caafimaad qaba, tamar iyo nolol dhib yar oo farxad leh.
2️⃣ Fursad Dhaqaale – Tiens ma aha oo kaliya alaab caafimaad, waa fursad ganacsi oo qof walba heli karo, ha ahaado arday, shaqaale, hooyo guriga joogta ama qof ganacsi doon ah.
Tiens waxay ku baraysaa sida aad uga abuuran karto mustaqbal dhaqaale oo xasilloon, adigoo caawinaya dadka kale caafimaadkooda. 💚
👉 Tiens waa jidka caafimaadka, farxadda iyo fursadda qof walba.
🌱
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.