Ahlam Abdullahi
Xijaaban rabigeed yaqiinsanโค๏ธ
05/04/2024
3 raxmadood ayaa noogu sugnaatay maalinka jimco:
๐ฉตSaliga nabiga scw
๐ฉตSuuratul kahf
๐ฉตIyo saacad qiimo badan oo na sugeysa maqribka ka hor oo ducada la aqbalo ๐คฒ
Jumca mubaarak ๐ฉต
Ahlameyy #
Hablaha caadada u joogto side oga faidesan karan 10ka danbe Ee ramadan ๐ธ
Dikriga iyo xuska ilaahay ku dadaal oo inbadan ilaahay xus nabiga scw wuxuu yiri ilaahay hadal la hadlo wuxuu ugu jecel yahay ุณุจุญุงู ุงููู ูุจุญู
ุฏู ุณุจุญุงู ุงููู ุงูุนุธูู
โค๏ธ
Waxaad kalood ku dadaashaa ducada iyo barayada ilaahay , dabi dhaaf ilaahay weydiiso iyo wax walbo ood u baaahanan tahay , dhibkaagana ilahay u sheego waxad kale ood ku ducaysataa ducadi nabiga uu u dardaarmay caaisha inay ku ducaysato habenka laylatul qadarka
ุงูููู
ุฅูู ุนูู ุชุญุจ ุงูุนูู ูุงุนู ุนูุง
Waxaad ku dadaashaa dhagaysiga quraanka hadii lagu dhahay quraanka ma aqrin kartid dhagaysiga wuu kuu banan yahay ,hadii aad quraanka dhagaysatid waxa lagu qorayaa ajarkii aqrinta iyo ajarkii dhagaysiga waayo cudur daar baad haysataa . Waxaa laga yaaba kuwo badan oo daahir ah oo iska hurda inaad ka nasiib badan thay
Share dheh oo walalaha kale gaarsii ๐
30/03/2024
Waxaa bilawday tobanki dambe ee bisha Ramadaan โจ๏ธ
Ee si fiican u badiya sedaxdaan duco:
- ุงูููู
ุฅูู ุนููู ุชุญุจ ุงูุนูู ูุงุนู ุนูุง
- Allaahumma innaka cafuwun kariimun tuxibul cafwa facfu cannaa ๐คฒ๐คฒ
(Duco uu Nabiga scw kula dardaarmay Caaisha rc tobanka dambe)
- ุงูููู
ุฅูุง ูุณุฃูู ุงูุญุณูู ูุฒูุงุฏุฉ
- Allaahumma innaa nas'alukal xusnaa wa ziyaadah ๐คฒ๐คฒ
(Xusnaa waa jannada, siyaadadana waa aragtida aan arkeyno Allaah)
- ุงูููู
ุจูุบูุง ูููุฉ ุงููุฏุฑ ูุงุฑุฒููุง ูููุง ุนูู ููุฏูุฑ ูุฏุฑู
- Allaahumma balliqnaa leylatul qadr warsuqnaa fiicaa calaa qadri qadrik ๐คฒ๐คฒ
(Qadarka allle wuu weynyahay waxaana laga yaabaa inaa ducadaada ku hesho aqdaar fara badan oo laba jibaaran)
14/03/2024
Bisha ramadaan waxaa haysataa 30 maalmood iyo 30 fursadood ๐ฟโฅ๏ธ
๐ธ30 duco oo aad ku duceysato ayaa gaari kara samada oo Alle kaa aqbali karaa. ๐ฅน
๐ธ30 juz oo aad aqriso ayaa kor kuu qaadi kara oo miisaankaaga culeys ka dhigi kara. ๐ฅน
๐ธ30 habeen oo aad salaatu leyl usoo kacdo ayaa murugta ku haysa kaa dhaqi karta oo albaabada kheyrka Alle kuugu furi karaa. ๐ฅน
Ha caajisin hana ka daalin inaa 30 kaan maalmood garaacdo albaabada kheyrka oo dhan โฅ๏ธ๐ฟ
Qaalideydi aan jeclaayey nafteydaay/ waxan ku leeyahay shukran intuusan dhamaan sanadkan 2023.
๐น๐
Shukran waayo waxaad waajahday isbadalo badan oo sanadkan kusoo maray.
๐น๐
Qaalideydi nafteydaay waan ogahay inaa soo martay duruufo badan balse aad usoo dhabar adeygtay adiga oo rabigaaga kaashanaya.
๐น๐
Nafteydaay qaali waxan kaa raali gelinayaa wax walboo kugu sababay inaa oyso ama murugooto, waxaana ku leeyahay sabar waayo wax walba sahal laguma helo.
๐น๐
Qaalideydaay waxaan kuu sheegayaa in aan ku jecelahay mar walba, oon ku faraxsanahay guulaha aad gaartay iyo isku dayada badan ee aad soo sameysay.
๐น๐
Waxaad ogaataa nafteydaay, inaa tahay mid adag oo awood badan, inaa tahay mid qurux badan, waxaad ogaataa inaa mid fariid ah oo aan ku faano tahay.
๐น๐
Nafteydaay qaali, waxan ku leeyahay halkaa kasii wad dadaalkaaga oo gaar guulo badan, dhegna ha u dhigin kuwi ku dhaliila ama doona iney ku habsaamiyaan. ๐โค
Fadlan ku share gareyso profile kaaga ๐นโค
โคโคโคโค
27/12/2023
Joogteynta suuratul Baqara kuma badaleyso adiga oo kaliya balse waxay sidoo kale badaleysaa dadka kugu hareereysan.
๐ฟ
Oo qofki ku dhibayay dhibki wuu kaa joojin.
๐
Qofki ku necbaana wuu ku jeclaan.
๐ฟ
Qofki kugu mashquuli jirayna wuu kaa mashquuli.
๐
Xataa dhagaxa dhulka yaala eed ku kufi laheyd Alle wuu kuu sakhiri oo wuu kaa leexin.
Kaliya u sabar oo u adkeyso maalmaha h**e, kadibna adigaaba jeclaanaya aqrinteeda maalin walba.
27/12/2023
Sow lagama yaabo sanadkan soo socdana inuu ilaahey kuu rumeeyo riyooyin badan ood gaarto halkaad hiigsaneysay iyo meel ka sareysa โค
25/12/2023
" Hadaad Aragtaan Nin Sujuudu Ka Muuqato Diinta Ka Muuqatana ay aad usarayso Balse uu Gacan adagyahay ama Bakhiil yahay Ka Carara oo Ha Guursanina "
Drs Sahra Maxamed Cabdi.
26/11/2023
7qodob oo kaa cawinaya inaad cayishid. ๐
1: Maraqa intaadan biyaha ku darin 4xabo canjeelo ku cun. ๐
2: Biyaha cabitanka marka shiidid intaadan biyaha ku darin 2gaalas ka cab barafana ka buuxso ๐
3: Subixi marka canjelada dubaysid 3xabo macsaro io shaah ku cun.(hubaal wye tan) ๐คฃ
4: Habenki marka sexanesid caaano iyo buskud isku cun hadadan buskud heli karin caano bas cab. ๐ฅฐ
5: Cuntooyinka yaryar ogoow sida: looska buskudka shukulaatada macmacaanka leeleefoowga, bajiyaha, sambuuska iyo xalwada. ๐
6: Hurdada badso nyaa dhafarka iska daa biyo badana cab. ๐ค
7: Fikrka bdnna iska yaree miisanka jirka wu dhimaaye.โค๏ธ
Xigasho from ๐ค magici waa ilaaway ๐
Nasir jookar
17/11/2023
Maalinka.jimce waa ki salinta nebi muxamed ุฃูุซุฑูุง ู
ู ุงูุตูุงุฉ ุนูู ุงููุจู ูุฅู ู
ู ูุฒู
ุงูุตูุงุฉ ุนูู ุงููุจูู
ูููู ูู
ูู ู ุบููุฑ ุฐูุจู
ุงูููู
ุตู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
ุงูููู
ุตู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
ุงูููู
ุตู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ
17/11/2023
๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ:
Xabad sowdada waxay ugu horraysaa miraha laga helo caafimaadka, waxaana lagu daaweeyaa cudurro badan.
๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐น๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ผ:
๐ญโขLa dagaallanka infakshanka khaas ahaan cudurrada bakteeriyada ay keento.
๐ฎโขXoojinta difaaca jirka iyo ka sifeynta jirka sunta iyo waxyaabaha khatarta ah.
Xanuunada la arkay in ay daawo u tahay oo si dhakhso ah loogu bogsado waxaa ka mid ah:
๐ญโข Madax xanuunka
๐ฎโข ilko xanuunka
๐ฏโข Hargabka
๐ฐโข Xanuunada dheefshiidka ku dhaco
๐ฑโข Xanuunada lafaha
๐ฒโข Neefta iyo Sanboorka
7. Xajiinta iyo Allerjiga
8. Sonkoroowga/ Kaadi macaanka
9. Waxaa kaloo la ogaaday in ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ay u fududeyso, waxayna siyaadisaa caanaha hooyada ilmaha nuujiso.
โช๏ธSaliidda ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ loo isticmaalo waa in la marsado ama la cabo iyadoo lagu qasan karo cabitaan kulu sida shaaha, caanaha ama cabitaan qabow sida juuska, waxaa kaloo lagu dari karaa biyo kulul, kadibna uumiga ka soo baxo ayaa la isku huurin karaa markii lagu daawaynayo cabburka, xiiqda iyo sanboorka.
โ Xanuunadaan ๐๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ?
๐ญโข ๐๐ฒ๐ฒ๐ณ๐๐ฎ: Qaado buuxda oo saliid xabad sowdo saafi ku qaso koob coffee ah laba jeer maalintii, xabadkane marso habeen kasta muddo usbuuc ah.
๐ฎโข ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ผ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฏ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ: Isku uumi ama isku qiiqi saliid xabadsowdada adigoo ku dhibicya biyo aad u kulul kadibna isku daboola illaa aad safiican ugu neefsatid.
๐ฏโข ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ซ๐ฎ๐ป๐๐๐ป๐ธ๐ฎ: Madaxa foolka iyo dhinacyada oo lagu daliigo saliid xabad sowdada waxaa la ogaaday inuu u roonyahay madax xanuunka loo yaqaanno ("Tension headache iyo Cluster headache",)
๐ฐโข ๐๐๐ฟ๐พ๐ผ ๐ซ๐ฎ๐ป๐๐๐ป๐ธ๐ฎ: sidoo kale ku daliig meesha lagaa hayo, muddo 5 daqiiqo ah.
Xanuunada lafaha iyo Roomatiisamka:
๐ฑโข ๐พ๐๐บ๐ฎ๐ป๐ป๐ธ๐ฎ Caruurta quumanka ku soo noqnoqdo, waxaa dhuunta loo mariyaa saliid xabad sowdo, habeen kasto markay jiifanayaan, subaxiina iyadoo shiidan ayaa afka laba far qaadkeed lo
14/11/2023
Xanuunada Maskaxdu inay Kugu dhacaan waxa Qayb ka Qaata
1. Jaaniskaaga ama Wakhtiga Firqaadada oo Bata, Wax aad Ku Mashquushana aadan Haysanin.
2. Adoo wax soo Bartay isla markaana Wax Curin aan lahayn hadana Shaqo Aad Sugayso in lagu siiyo, Shaqadiina kaa Daahday.
3. Suaal kasta oo Maskaxdaadu ku waydiiso oo aad sii dabagasho, Heer aad Gaadho inad Kaantarooli kari waydo Fikradaha Maskaxdaada kuso dhacaya
4. Hurdo Xumada ....โโโ
5. KALI inaad tahay Wakhtiyada Badanka adoo aan Waxba Ku Mashquulsanayn.
6. Aaminaada ah (Saaxiibku waa Khasaare anigu Hal Qof oo aan Saaxiib la ahay ma Jiro!) Saaxiib la'aanta ama Qof aad Wakhti wada qaadataan oo aanad haysanin Waa Calaamad tusinaysa inad leedahay ama Yeelan Doonto Xanuun Maskaxeed.
โ
Subax Wanaagsan Asxaabeey
Dr. Mascuud Dadaal
DUMAR KAABA
LIKE ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa