Wargayska khamiista

Wargayska khamiista

Share

Halkan kalasoco warar iyo sheekoyin kuxiisa galiya

19/08/2024

Like and follow adoo mahadsan kuqabo

19/08/2024

Aduunyada nin dhoofiyo
Ninkii dagan dhulkii hooyo
Dhadigiyo laboodbaa
Hawli k**a dhamaatee

19/08/2024

Waad salaamantihiin akhyaarta qiimaha badan

19/08/2024
03/09/2022

Sayid maxmed cabdile xasan Rabi naxariistii Jano haka waraabiye aamiin. markuu lahadlayay nin :cuqlaa kuubaxay markaa kuu curaaf tamaye cirka maraan soo dhaco kol waan kucuskan doonaye!

03/09/2022

♤♤♤Waligaa ahow qof maskaxdiisu
Ushaqayso sida saxda ah
Hana noqon dibusocod raad kiisa dib ugura

♤♤♤Ahaw shaqsi horusocodleh
Noqo mid umada ufikira
Oo tusin kara waxa ay
Kadaahday danta iyo wakhtigu

♤♤♤Bulshadeenu maanta waxay ubaahantahay
Cidii kuhagi lahayd
Wadadii suubanaheena (n,n,k,h)
Maanta danteena waan naqaan
Lkn danta dadka soomaaliyeed

♤♤♤Maynaan iswaydiin
Shaqsi walboow ufikir qaab diineed
Lkn hanoqon mid ufikira qaab dastuuriya
Ama qaab ay kamuuqato wax lid
Kuah diintaada suuban

♡♡♡Halkan kalasoco sheekooyin
Iyo waayo aragnimo
Kutusinaya nolosha aadamaha
Khaas ahaan soomalida


Siina share garee

Photos from Wargayska khamiista's post 22/07/2022

Waxaan idiin rajaynayaa
Inaad guuul usoohowsaan
Dalka iyo dadkaba
Argagixisadana aad udhigtaan
Cashir murug qoomamo
kureeba qalbiyadooda
Guuul guuuuul guuuuul liyuuu police

21/07/2022

Halkani waa wargayska khamiista
Oo idiin sootabin doona sheekooyin iyo warar xaqiiqo ah
Hadaba siaanu dhiri galintaada uhelo
Like iyo follow hanala hilmaamin
Adoo mahadsan

Wargayska khamiista Send a message to learn more

21/07/2022

Halkan waxaan idinka sootabindoonaa sheekooyin aad umacann yaan lamoogaan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Harar
Addis Ababa
JIGJIGA