Dahir dheeg
Xisaabi naftaada intaan lagu xisaabi
08/01/2026
Aan ku salino Nabiga Salalaahu calayhi wasam
jimcaha waxaa fadlibadan inaan badino salaiga nabiga salalaahu calayhi wasalam
ifka lama keenin qof ka khayrbadan kana runbadan Nabigeenii muhamed salalaahu calayhi wasalam
27/10/2025
maanta iyo magaalada Shabeelay
I made this amazing video with CapCut. Tap the link to try it out! https://www.capcut.com/tv2/ZSUoYvCRx/
26/10/2025
24/10/2025
Bangigga Itoobiya ayaa sheegay in dabagal la sameeyay lagu ogaaday shirkado iyo ganacsato tiro-badan oo Akoonnadii u diwaan gashanaa aan isticmaalin. Shirkadahan ayaa isticmaalla akoono Bangiyo gaar ah laga furtay, ama akoono kale oo gacan-ta qofkale ah. Waxay sheegen in u jeedadu tahay in laga dhuunto canshuuraha.
Waxay xuseen in tallaabo qaadis la sameeyay, lana sii waddi doono. Cidkasta oo tallaabadas ku kacdana falal taagero amni-darro ayaa loo aqoonsan doona sidda ay sheegen.
Ganacsatada iyo shirkadaha arrimahan ku hawlan ayaa digniino loo diray.
23/10/2025
Ciidanka Amaanka Deegaanka oo Talaabo Ka Qaaday Koox Shifto ah
Haayadaha Amaanka DDS, oo kaashanaya haayadaha bahwadaagta la ah ee amaanka dalka iyo bulshada gobolka Sitti, ayaa talaabo ka qaaday koox shifto ah oo maalmihii lasoo dhaafay falal amni daro ja gaystay gobolka Sitti.
Geesiyaasha DDS, ayaa cashar adag u dhigay kooxdan soo ambatay kuwaas oo isku dayay inay ka dhaq dhaqaaqaan gudaha deegaanka soomaalida.
SDM
Qalinka Soo-jeeda
23/10/2025
JIGJIGA:
Maamulka Jigjiga ayaa ansixiyay magac bixintan hoose.
1. Xafadda Waraabe Salaan waxaa loo bixiyay Xafada Darasalaan.
2. Xafadda Qumaada waxaa loo bixiyay xafada Wadajir.
3. Xafadda Mannaariyaha (laga bilaabo dayrka Jaamacadda ilaa xerada caanaha ee Qaayib) waxaa loo bixiyay xafada Hargaysa Yar.
4. Xafadda Ayarhaylka waxaa loo bixiyay xafada Jeexdin.
5. Xafadda 16aad (wadada Dhagaxbuur ilaa wadada Wajaale) waxaa loo bixiyay xafada Waabari.
6. Xafadda 17aad (laga bilaabo buundada Lafacise ilaa xafadda Qordhere) waxaa loo bixiyay xafada Himilo.
jimce wanaag san aan badino saliga nabiga salalaahu calayhi wa salam
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Addis Ababa
DAHIR