Gacal

Gacal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gacal, Health/Beauty, Abdi Abdulaahi, Addis Ababa.

01/02/2026

hawiye + sheekhaal + gaadsan iyo dad aan hayblahayn!

22/01/2026

Itoobiya: "Soomaliya waxaan ku jabinay dagaalkii cirka. "

"Dagaalkii 77-ka ciidamada cirka Itoobiya waxay gaadhen guullo taarikhi ah. Xiligaas Soomaliya waxay ku hubaysnayd diyaaradaha casriga ahaa ee Miig-23, halka Ciidamada cirka Itoobiya ay ku hubaysanayen diyaarado saddex jibaar ka hooseya oo lagu magacaabo F-5E. Siddaas oo ay tahay ciidamada Cirka Itoobiya waxay muujiyen karti, iyo adkaysi ay ku jabiyeen ciidamadii watay diyaarado ka badan oo ka casrisanaa. Guushii Karamardha waxay noqotay mid diwaanka taarikhda Afrika gashay."

Waxaa sidaasi lagu yidhi warbixin ay baahisay warbaahinta Dowladda Itoobiya oo ka hadlaysay diyaar-garawga munnasabada xuska ciidamada Cirka oo 90 sanno jirsaday. Waxaa kaloo jira xoggo tibaaxaya in dabaal dega ciidamada cirka Itoobiya, madaxda Soomaliya ka qayb-gali doonto.

22/01/2026
20/01/2026

faarax walba oo somaliyed waa wallkey๐Ÿšถโ€โ™€๏ธ

20/01/2026

somali land

20/01/2026

waa ka soo kabanay madax Wayne

12/08/2025

Tuugadii daya

12/08/2025

Tuugada halaga tigtoonaado

11/08/2025

Alaah yarxamuki๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Abdi Abdulaahi
Addis Ababa