Dhirigaliye Guled
Qofka kaliya Ee naftuisa Kor u qadi Kara waa isla adiga
07/06/2024
Wilkan wa 10 jir dadiisu hadana haariyasha ayuu Maydha si abihii oo Qof wayna u cawiyo masha allah
TikTok · Dhirigaliye Guuled Ali 37 likes, 5 comments. Check out Dhirigaliye Guuled Ali’s video.
07/06/2024
TikTok · Dhirigaliye Guuled Ali Check out Dhirigaliye Guuled Ali’s video.
Waqtigu Aad ayuu muhim u yahay tusaale ahaan lama qaban karo balse waa laga faidaysan karaa hadaba hadii Qof ad jeceshahay ku dhawaco oo Xiriirka kula sii wadi wayo fursad ayuu ku siyey ad ku hormariso noloshada balse hadii taa badalkeeda ad ku mashqulto diidmada kaga timid qofka ad jeclayd oo çalacal iyo ohin ad ku lumiso waqtigaga wax faido ah k**a garaysid ogow noloshada adigay ku bahan tahay Uma bahna Qof kle farxada haka radin meel ama cid kle farxadu waxay ka timada gudaha masuliyado fara badan ayaa ku Saran ee haka gaabin sida u gudan lahayd waxaa ku sugaya safar dheer ok loogu yeedho nolol inta ad ku gudo jirto safarka nolosha wax walba wad la kulmaysa ee cashar ka baro ku anfaca oo noqo Qof adag oo riyo leh iyo dulqad leh oo kaligii nolosha wajihi kara dadaal wax walba way ku hagagayaan Insha Allah
09/04/2024
Ka adeego ka dalbo hagejet
09/04/2024
09/04/2024
Asc asxaabta qaaliga ciiid Mubarak 😊😊
Ciidan ciideeda caafimaad qab allaha inagu gaadhsiiyo 🤲🤲🤲
Maxay tahay sababta raga somaliyed u guur donten hablaha marooco?qof walba waa muhiim fikirkaagu
Asxabta fiidnimo wangsan waxaa rajaynaya inaa jawi degan kuwada sugar tihiin
Click here to claim your Sponsored Listing.