Najma Majestic Tea Company

Najma Majestic Tea Company

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najma Majestic Tea Company, Health/Beauty, East Africa, Addis Ababa.

19/10/2024

Insha alllah waan sii Wadi Doonaa Barnaamijyada sidan oo kale ah waxana u mahad celinaynaa Cabdixakin Mataan oo Naga Wakiil ahaa …

08/10/2024

Ku Bilaabo Maalintaada Cabitaanka Shaaha Majestic Tea Si aad u Heshid Fir-Fircooni iyo Caafimad.
Caleenta Majestic Tea waa Caleen isku Dheeli Tiran …..

07/10/2024

SUBAX WANAGSAN MACMIIL….
Caleenteena Majestic Tea oo aad si maalinle ah u isticmaashid waxay kaa Caawinaysaa Ka Hortaga iyo Daawaynta Xanuunada Macaanka,Dhiig karka Iyo Beer subaga .
Waana Caleen isku Dheeli tiran oo ay ku Dhan yihiin Dhamaan Xawaashyada Shaaha ( Caleen Isku Filan ah )
Isticmaal Caleenteena Shaaha Majestic Tea oo Hel Caafimad iyo Fir Fircooni maalinkaaga ku Qurxisa..

22/09/2024

Caleenta Shaaha ee Najma Majestic Tea Company

22/09/2024

Hambalyo kooxda kubadda Cagta Xafiiska Curinta Sayniska oo ku Guulaystay koobka kooxaha Shaqaalaha Dawladda.
Sadaashii iyo nasibkii aan dhignay Ciyaarta ka hor qofna kuma Guulaysan.
Ciyaarto waxay kusoo Dhamatay Bar bar dhac Min Hal-Gool ah waxana Gool ku laad (PENALTY) Ku badiyay Xafiiska Sayniska…

22/09/2024

Najma Majestic Tea .

Saadaali Ciyaarta maanta oo Ku Guulayso Xidhmo internet Unlimited oo 7aadle ah .

Shurudaha.
LIKE SAAR PAGE.
SHARE DHEH
SADAASHADANA DHIIBO.

FINALKA TARTANKA KUBADDA CAGTA SHAQAALAHA DAWLADDA IYO GALABTA

Referral Hospital Vs X/Sayniska DDs.

Photos from Najma Majestic Tea Company 's post 13/09/2024

Alxamdulilaah, Waxaa Maalinkii Shalay
Magaladda Hargaisa Nabad Tagay Koox Culimo ah oo Shirkada Najma Majestic Tea Ka Dabartay Wax walba oo ay u bahan yihiin inta ay ku sugan
Yihiin Kulan diimeedka ijtimaaca ee culimada
tabliiqa oo sanadkii hal mar lagu qabto
Somaliland.
llahay Haso nabad celiyo Ducadoodana Rabbi
Ha aqbalo yaga iyo Muslimiinta kale

Photos from Najma Majestic Tea Company 's post 11/09/2024

Majestic tea

10/09/2024

Majestic Tea…

09/09/2024

Na soo Raaca si aad uga warqabtid Noocyada Adeegyada aan bixino

Najma Majestic Tea Company

09/09/2024

Subax wanagsan ,Najma Majestic Tea Company

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

East Africa
Addis Ababa
05