Guumaysi Diid

Guumaysi Diid

Share

Love

19/12/2025
Photos from Guumaysi Diid's post 01/12/2025
19/11/2025

.nin balaaayo u yeeedhanaya badanayaad u hanjabaysa yaa dagaal ka. cabsanaya
ma sida ciyaalkii dad aad khuukhinysa joga .mesha
Dagaal hday noqotana wn aqaan nabad hday noqotana wn kaaga war roonahay
lkn mid Qoxooti ah o afka un ka calala cala aya tahay kula yabi maayo
ninka ka Qaxay dhulkisa e kaga caymaday cagag aya raba inu shacab uso hanjabo
marka h**e kalay dadkagana si raga nimale dagaalka uga dhax iclaami
Ado Qooxooti ka ah dhulkaga inaad so calaacasha wa laga roon yhy c/salanow
marka h**e Shaqsiyadada Dip ugu noqo
Adigu bal isa sax
Raga aad uso Hanjabaysi wa rag yaqana
wxoga iyo wxa kle anagu kuma dag dagayno
dhiigina caadana uma lihin inn somilda dib ugu so noqono lkn balaayada ninka gara mar mara ugu danbayn wa ku dhaca hadase ka joog ban kuleehay hdd dhawdahe
wali wxban xeerinaya lkn wxad u haysata inn cabsanayo wanad igu dul kashaysa

inyar ban ku raacin o ka baxsan
markaad ka hadlayso cundhufa iyo cadayti
so xasuuso makaniis
markad ani I cayaysana so xasuuso markad awbare calanka oromiya ka taagaysay
sidaydaba ma caadaysan inan shisheyaha dabada u dhqo
anu Qawmiyado ay itoopia hubaynaysay ayan u babac dhigayay adna hagar la an ayad u ogolaatay dhulkaga inad shesheeye dabada u maydho
marka h**e adu bal isa. sax ninka Dulinamada u yeeedha qarniga 21 aad aqoon shegta
hadana ka madhan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Zemen?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Cabdi Rashiid
Addis Zemen
XASAN