Farjano Online Herbal Market

Farjano Online Herbal Market

Share

kuso dhawaw companyga forever living product company.

WhatsApp Group Invite 15/01/2021

Asc , fursad Ganacsi oo muhiim ah....

Waa in aad haysato dhaqaale kooban waxaana ugu fiican 480$ dalabka ugu yarna waa 75$


Si aad uga faaidaysato fadlan linkga hoose ku dhufo .......

WhatsApp Group Invite WhatsApp Group Invite

Photos from Farjano Online Herbal Market's post 14/01/2021

Macmiil,
maxaad ka taqaan macjuunka Aloe Vera facial scrub?

Aloe vera facial scrub waa macjuun 100% dabiici ah oo loo isticmaalo wajiga, kana samaysan geedka dacarta waxaana soo saarta shirkada caalamiga ee forever Living Products ee dalka Maraykanka.

’iidooyinka Aloe Vera facial Scrub:

● Waxa uu siiyaa maqaarka qurux iyo dhalaal dabiiciya.

●Waxa uu ka ilaaliyaa jajabka iyo qalaylka.

●Waxa uu yareeyaa astaamaha gabawga ee maqaarka.

●Waxa uu nadiifiyaa wajiga iyo jidhka.

●Waxa uu maqaarka ku ilaaliyaa caafimaad qab iyo dabiicinimo IWM.

Hadaba macmiil,
si aad hadda u dalbato ama macluumaad u hesho dheeriya nagasoo wac:
Whats App/Call:+251915720697/0910405558

Gmailka:[email protected]

Mahadsanid

11/01/2021
Photos from Farjano Online Herbal Market's post 14/09/2020

Waxan idiin haynaa alaab tayo leh

14/09/2020

👉Ma doonaysaa inaad isku wadato labo shaqo?
👉Ma doonaysaa in adigoo Wax barshadaada Wata Aad Shaqaysato?
👉Ma Rabtaa Shaqo Xor ah oo aad u madaxbanaan tahay?
👉Ma doonaysaa in aad xornimo Dhaqaale Gaarto?
👉Ma doonaysa Habka dhaqaale ee Dunidu U guurtay ee Online ka Ah?
Jawaab Taadu haday haa.

Waxaan Kuu Hayaa Shaqo online adigoo Gurigaga Jooga ka shaqaysan Karto.
Shirkada Forever living product.oo la aas aasay 1978 oo hada Jirto mudo 40 sano ah kana Shaqayso in ka Badan 160 wadan oo dunida ah, waxyna Kuu ahysaa fursad Ganacsi oo miro dhal ah kaaso ay Ku guulaysteen dhalinyaro badan oo jooga Daafaha dunida kana Sameeyaan 1000$ ku dhawaad iyo in ka badan oo faaido ah,
Producti.ga Ay soo Saarto Waxy isugu jiraan,
1:Herbal (allaabada Laysku qurxiyo ee Dabiiciga ah
2:food Supplement. (Cuno caawiyaal)
3:weight management:(maamulka Miisanka Qofka)
Wxaadna yeelan doonata Team Kula Shaqeeya oo Jooga Meelo Kala Duwan Oo dunida ku waas Oo kaa Caawin Doona In aad Gaarsiiso 160 wadan ee Shirkadu xafisyada ku lee dahay,

Fiiro Gaar: ah
Shuruudaha Looga Baahan Yahy Qofka Ka Qayb Qaadanaya.
1:in ay Kaa Go'an tahay in aad ganacsigaan Hormar Ka Gaarto
2: isdiwaan galin (registration) is diwaan galin taaso ah Bilaash
Diwaan galinta lagama Rabo Wax Kharash ah Waa Free kaliya Wxaa looga Bahan yahy Dhowrkan Qodob. Ee soo Socda
1; Gmail kaga
2:magacga Oo sadexan
3: lanbarkaga
4: taarikhda dhalashada
5:Goobta Aad ku Nooshahay
Wixii Faah fahin ah kala Xiriir
+251915720697+251912492019
Fadlan like.iyo share

12/09/2020

Xalyaha Lafa xanuunka iyo curuuga xanuunka

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gode?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Gode