Fartun Caraf Janno

Fartun Caraf Janno

Share

Waxaad naga helaysaa perfumes brand ah oo tayo sare leh oo lagaaga keenay wadanka france oo leh kuwa ragga iyo dumarka. iyo waxyabo kale oo badan.

Waxa kalood naga helaysa boorsadaha iyo kabaha dumarka kuwoga ugu tayada sareeya.

15/04/2022

‎لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

Photos from Fartun Caraf Janno's post 20/12/2021

Aamiin yarabi

Photos from Fartun Caraf Janno's post 15/12/2021

Saacadihii lamanaha iyo Parfums rag iyo dumara oo original ah halayguso hagaago telfonkaygu waaka kusamaysan pageka

Photos from Fartun Caraf Janno's post 10/12/2021

Caraf jano waxad kahelaysaa udug kasta oi aynaftadu ubahantahay please nalaso xidhiidh 012670026 iyo midka page ka

10/12/2021

Original shoes only for ladies

Photos from Fartun Caraf Janno's post 10/12/2021

Qurux iyo qiimo kuraali galinaya halaso gaadho asxabey

29/11/2021
07/11/2021

Wakhtiyada ugu adag nolosha waxa kamida marka aad sheegayso waxkaduwan waxad dareemayso 😁😁

Photos from Fartun Caraf Janno's post 03/11/2021

Waa diyaar asxabay 😁😁😁

01/11/2021

Noloshaa duruusta le
Wakhtigaa mar kuu daran
Marna deeqda kuu dhala
Jacaylkuna duruufaha
Hadba tuu la daris yahay
Kugu noqoy mar daybaaq
Marna malabka doocaan.

Intaan heeso daabacay
Inta aan dabuub gabey
U dareershay caashaqa
Danta guud haddii aan
Kaga doodi laa badi
Dalku wuu hor mari laa
Duniday anfici layd.

Wakhtigaan Ku daayacay
Dhudi daydaygeedii
Haddaan duunyo dhaqan laa
Dahab baan Ku heli laa.

Dookhayga nacaskii
Intuu daba gucleeyee
Daraaddeed u hawl galay
Haddii aan da'deediyo
Doc kaleeto jaman laa
Dadab baan la gali laa
Waxaan daadahayn laa
Ubad aan ku diirsado.

Xiska iyo damiirkiyo
Inta aan caqliga dilay
U dulleeyay kaligeed
Nafta dabarka caashaqa
Haddii aan ka dayn laa
Cilmigiyo duruusaha
Diinta waan Ku baran laa.

Inta diif I gaadhiyo
Dhakharkii cishqigu siday
Inkastuu Dareen dhaba
Iyo damaq xasuuseed
Dubaaqayga kaga tagay
Waxan kaga dawoobaa
Darsi aan ka dheefiyo
Inaan galiyay diiwaan
Dibna aanan ugu lumin.Cawale Deeqsi

30/10/2021

Markay filashada xiskiyo
Xaqiiqadu kala lumaan
Xusuusuhu waa badwayn
Dareennadu wa xad-dhaaf
Xisaab ma leh tabashaduna.

Markuu qalbigaagu xeer
La galo ruux aan xurmayn
Haddana waa kugu xujee
Naftaadu tidhaa ha ximin
Adoon xadhiggiisa jarin
Markuu xiddigiinu dhaco
Xidhiidhku dhankaaga yahay
Xaggiisuna dayro tahay
Dabaylaha xeelligee
Xarfinayaa mawjadaha
Xanuunka kashaada jira
Inay ka xalaan mar uun
Miyaad xeebaha tagtaa
Cidlada is xigtaysataan? Cawaale Deeqsi

Telephone

Website