Falcon procurement & Logistic
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Falcon procurement & Logistic, Health/Beauty, Somalia, Jijiga.
23/07/2026
From Dubai to your Home!
Dalbo alaab, Falcon Procurement ayaa kuu dukaamada ugu alaabta fiican, dabadeedna la soo duuli oo halka aad joogto kuugu keeni.
07/07/2026
Intii aad ticket, VISA, hotel, Kharash iyo wakhti kaa bixi lahaa, dalabkaaga u diro Falcon procurement, iyaga ayaa kuu soo adeegaya halka aad joogtan kuugu keenaya.
Wajaale iyo Qashinka
Lixda Gobol ee Somaliland Shan ka mid ah waan ka soo shaqeeyay, magaalooyinka dalkana badankooda waan arkay, intooda badan si buuxda ugumay guulaysan in ay maareeyaan qashinka, laakiin magaalada Wajaale Wax la mid ahi ma jiro.
Maalinkii Ciidda ayaan kusoo tukaday magaalada, runtii layaab ayay igu noqotay sida qashinku u buux dhaafiyay waddooyinka xaafadaha, Suuqa, Togga, iyo goobaha danta guud, dhibta ugu waynina waa in ay dadkii la qabatimeen oo ayna dhibba u arkayn qashinkan agyaal.
Dalka waxa ka jira xaalad Caafimaad oo waxa dillaacay Shuban. Dadwaynuhu waa in ay Caawiyaan maamulka oo magaalada laga basriyo qashinka. Waa marinkii dalka laga soo galayay iyo muunaddii la innaga dheehanayay.
Category
Website
Address
Jijiga