DR. ayaanle shide

DR. ayaanle shide

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DR. ayaanle shide, Beauty, cosmetic & personal care, .

Photos from DR. ayaanle shide's post 02/10/2022

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

Si laguu cawiyo fadlan la xirir whatsapp number
+251 91 334 7663

11/09/2022

Hello i'm Taisha Jordan

29/04/2022

sukor ama macaan?

Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor

Waxa uu qayb samaa labo qaybood

1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)

Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada

2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn



1. Oon ama harad farabadan.

2. Kadi farabadan’

3. Dareen baahi ama dala.

4. Misan kisa oo is_ ­dhima

5. Cunaha oo dhibato ka dariimo

6. Kor cuncun.

7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.

8. Indhahoo caad ka fuulo .

Qaybta labad



1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..

2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah

3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.

4. Indha oo caad ka fuulo.

5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya

6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya

7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.


xanuunkan

+251 91 334 7663

Photos from DR. ayaanle shide's post 05/04/2022

☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)
Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.
Waa xaalad aad u badan sameysantana xiliga wareega caadada.

☑Nooc buro biyoodka
Buro biyoodka waxaa ugu caansan laba nooc
1) Burada ugxanta xirta oo loo yaqaano ( FOLLICULAR CYSTS ) waxa ay dhacadaa buradaan marka ay ugxanta ukunta ay sameysay kuna soo deyn weydo tubooyinka si ay u bacrimto ama dhiig caado looga bedelo markaa ukunta qaangaartay ee aan la soo deyn ayaa isku badaleysa buro biyood.
2) Burada dahaarka ee loo yaqaano
( CORPUS LUTEUM CYSTS ) marka ay ugxanta ukun qaangaaratay ay soo saarto ka dibna ay ku soo deyso tubooyinka si ay falgal u sameyso meesha ugxanta ukunta ka soo deyso waxaa ku hara xuubkii dahaarayay ukunta ka dibna marka ukunta lagu soo daayo tubooyinka waa uu shuuqaa dahaarka si uu usoo diyaariyo ukun kale lkn hadii uu shuuqi waayo waxaa gala biyo waxa uu noqdaa buro ka dibna caadada waa ay weysaa gabadha.
: waxaa kaloo jira kuwo aan aad u badneen oo ay kenaan xanuuno kale sida unugyada minka oo ku abuurma ugxanta

☑Maxaa keena buro biyoodka?
Waxaa keena buro biyoodka
1) cilado ku yimaada hormoonada dhalmada
2) Caabuq ku yimaada minka
3) infection-ka galmada ku faafa

☑Calaamadaha lagu garto buro biyoodka
Buro biyood sida badan calamaado sooma saarto lkn hadii ay aad u bararto oo xaalad qatar ah ay gaarto waxaa lagu garan karaa
1) calool xanuun
2) kaf xanuun
3) dhabar xanuun
4) xanuun xiliga isku taga lamaanaha
5) xanuun xiliga caadada
6) xili aan caado jirin dhiig ay xubinta ka yimaado
7) kaadida oo soo noqnoqota

☑Si laga caawiyo buro biyood ka nagala soo xiriir whatsapp number
+251 91 334 7663

Photos from DR. ayaanle shide's post 13/03/2022

Asc matahay qof laxuun cudurka nabraha wajiga matahay qof ku wajiga nabro matahay qof ay wajiga daawo ma wax yelesay
Wax yaabaha ay ka dawaynayso dawadan waxaa kamid ah sida
*** nabraha wajiga ***
**Nabraha kena dawada KimiKesan **
***Nabraha xasasiyad wajiga***
** nabraha kena huurka**
***iyo haaraha wajiga**
Dhaman intaas aan soo shagnay ayay kaa dawaynaysaa
Hadaba madooneysa in aad iska cirib tirto hadaba waxa loo helay xal fudud oo aad ka cafimadi karto hadaba madooneysa in aad iska cirib tirto hadaba waxa kuu heynaa dawoyiin kaa ciribtir doona hadaba hadii ay jawaabtadu haa tahay nagala soo xeriir whasup nambar
+251913347663

)ushare Gary wlh ubahan mahadsanid

Website