C raxman maxed

C raxman maxed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from C raxman maxed, Health/Beauty, C raxman ibnu maxed, Jijiga.

22/05/2023

Nin qaawan ayaa wuxuu aaday duur si uu ugu soo xaajoodo xeywaanadii duurka joogay ayaa wada cararay dameer farow ayaa arkay libaax cararaayo waxa uu su aalahay sababta uu u ordaayo asagoo ah boqorka xeywaanada libaaxi ayaa yiri kaftanka meel naka dhig xeywaankaan waa naku cusub yahay fiiri seenta xitaa horay uu ku lee yahayπŸ˜‚πŸ˜‚
Fiidnimo wanaagsan guys πŸŒΉπŸŒΉπŸ’πŸŒΎ

03/04/2023

Laba Qof iska ilaaliπŸ‘€ :

1. Qof inbadan wax akhriyaπŸ“–
2. Qof aan waligiis wax akhriyinπŸ”

1. Sirahaga ayuu og yahay πŸ”
2. Waligiis kuma fahmayo🀞

03/04/2023

Wadan keena waxaa kunool laba nooc oo tuugo ah ,nooca kowaad waa tuugo yar yar oo ay askartu bursato( cayrsato) iyo tuugo waawayn oo ay askartu waar diyayso farqiga u dhexeeya labadooda ayaa ah midna waa baahan yahay midna waa dharagsan yahay .

Hadiiba qoralkan ku soo gaadhay
please

01/04/2023

gabayga sanadka

18/01/2023

Ka warran marka ay ku dhahdo, "i maqal, waan ku jeclahay ADIGA. Waan ku jeclahay ilbiriqsi kasta. Waligeyna qofna uma jeclaan sidaan kuu jeclahay. Oohintaydu ma aha sababtoo ah waan xanuunsanayaa, se waxaan dareemayaa farxad aad u badan taas oo aana awooddin in aan qariyo dareenkayga. Waxaad maskaxdayda ku jirtaa daqiiqad kasta. Waligay qof iima xiisin sidaan kuugu xiiso. Waxaad tahay qof aniga ii gaar ah. Anigu ma ihi qofta ugu fiican ee aad barato, se noloshayda oo dhan waan kuu dagaallami doonaa, waxaana isku dayi doonaa inaan kuula dhaqmo sida ugu wanaagsan ee qof loola dhaqmo, sababtoo ah ma rabo inaan ku waayo. Fadlan ila joog waligaa iyo waqaa!"

Photos from C raxman maxed's post 31/12/2022

Tijaabi nasiibkasga

16/09/2022

KAFTANKA JIMCAHA.

Koox Rag ah oo xaaslayaal ah baa la isugu yeeray shir ku saabsan arimaha qoyska". Waxaa la weydiiyay: "imisa idin kamid ah ayaa jecel xaasaskooda?" 😎

Dhammaantood waxay kor u qaadeen gacmahooda. Haa bay ku jawaabeen. Waan jecelnahay. Markaas ayaa waxaa la weydiiyay, "Goorma ayay ahayd markii ugu dambeysay ee aad u sheegtay xaaskaaga in aad jeceshahay?" 😎

Qaar ka mid ah ayaa ku jawaabay: "Maanta". Qaar kale: "shalay", Intooda badneyd waxay dheheen ma xasuusano goorta.

Raggii ayaa markaa la yidhi: Bal hada nin walba fariin gaaban ha u diro xaaskiisa, oo ha u qoro sidan: "Waan Ku Jeclahay".πŸ€“

Kadib, ayaa raggii la waydiistay inay isu beddelaan taleefannada, si ay u akhriyaan jawaabta naag kasta ay u soo dirtay ninkeedii.

Waa kuwan qaar ka mid ah jawaabaha laga helay mid kasta oo ka mid ah Haweenka: -

1. Mid ka mid ah ayaa ku jawaabtay: "Haddii aadan ii sheegin cidda fariintaas aad u dirtay, dhab ahaan, adigaa ka sheekayn doona!"

2. Mid kale ayaa tiri: ""Maxaad dooneysaa"?

3. Mid kale ayaa tiri: Waan ogahay inaad rabto inaad lacag iga amahan rabtid mar kale!

4. Mid kale ayaa tiri: "Miyaad Riyoonaysaa"? "

5. Mid kale ayaa tiri : "Maxaa khalad ah ood samaysay"?

6. Mid kale yaa tiri: "Ma gabay cusub baa"?

7. Mid Kale ayaa tiri "Waxaan kaa codsanayaa inaad joojisid mirqaanka!"

8. Mid kale ayaa tiri: "Waa Kuma Walaal"?

9. Mid kale ayaa tiri: "Waa inaad u tagtaa dhakhtarkaaga dhimirka mar labaad!. Tani maahan calaamad wanaagsan".

10. "Mid kale ayaa tiri: "Ma hooyadaa ayaa inoo imaan rabta mar kale"?

15/09/2022

Sheko Gaban

Naag xanunsan ayaa waxey ku
jiiftay ninkeeda dhabtiisa,Waxey dareentay in mowdku soo hayo, Waxey is tiri ninkaaga la wadaag
wax yaabaha kuu qarsoon.!! !!

Waxey tiri mcne qalad ayaan kaa
galay. Ninkii ayaa dhahay waa caadi
ee ii naso qaali

Naagti_maya waa qalad weyn waa
in aan kuu sheegaa si aad ii cafiso
marki aan dhinto, Mar walbo lacag
ayaan kaa xadi jiray waxaana sii
jiray wil aan sxbo nahay.!!

Naagta_Adiga matihid aabaha dhabta ah ee wilkena
Waxaan ahay qofki kaa xaday sacadadii dahabka eheyd
waxaana ku nabay walaashaa.
Mcne iska key cafi waan ku baryaa"
πŸ€”πŸ€” πŸ€”πŸ€”

Ninkii_ayaa ugu jwbay qali
waxas oo dhan waan ogahay
Wana sababta aan sunta kuu
siyay ee is daji si sunta ey jirkaaga
u gaadho πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Shekadan waxan ka idhi
Qaniinyo Qaniinyaa kaa Fujisa adna maxad ka ledahay πŸ˜‚πŸ˜‚

Hadad ka heshay shekadan saar pagekan Thnks πŸ™

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

C Raxman Ibnu Maxed
Jijiga
977534