SSYL

SSYL

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SSYL, Health/Beauty, jarar Street, Jijiga.

01/03/2024

Odoyaal dhaqameedka gobolka salal ayaa ka horyimid qorshii bada ee muuse biixi

01/03/2024

Jumce mubarik soomaali weyn

03/02/2024

OGAYSIIS

Golaha arimaha islaamka DDs wuxuu ogaysiin hayaa dhamaan Bulsho waynta kunool D.S In Ay Diwaangalinta Xajku bilaabanayso.

Waxay Diwaangalintu bilaabanaysa 04 February 2024 , waxayna ka bilaabanaysaa 3 goobood:

1. Jigjiga
2. Goday
3. Moyaale.

Shuruudaha xajka sanadkan.

1. Baasaboor ugu yaraan u hadhay xilligii dhicitaanka 11 bilood.
2. Mustawaqo.
3. Kaarkii talaalka Covid19.
4. Kaarkii talaalka xumada.
5 .Lacag gaadhaysa (329,000 )329kun oo bir.

F.g dadka wada socdaa waa inay hal mar is diwaangaliyaan hadii kale isma arki doonaan.
- Taariikhdaa kor kuxusan waa Taariikhda uu Deegaan walba bilaabayo shaqada xajka waxaan ku Rajo waynnahay in Ay bulshadu sifiican udiyaar garoobaan

Waad mahadsantihiin

02/02/2024

Baarlamaanka itoobiya ayaa saaka meel mariyay qorshe logu kordhinayay xaalada deg deg ahayd ee saarayd deegaanka axmaarada ilaa mudo lix bilood ah

31/01/2024
07/10/2021

waad i dhibi kartaa
lkn
ima gumaysan kartid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Jarar Street
Jijiga