Zubeir Gaaleri

Zubeir Gaaleri

Share

this is my personal blog

23/09/2025
23/01/2025

Waxay ahayd 2008 G.c,
Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Herer,
Kooxdii Kubada Cagta ee DDS

03/08/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون
Xamar musiibaa kadhacday

16/06/2024

Ciidanka Asluubta DDS Waa Ciidanka Qudhe lagu aamini karo nafta shacabka & Maalkoodaba,
Waa Ciidan ka dhisan wadaniyada, Lahaanshiyaha shacab, Isxil qaan, Xilkasnimo & Daacadnimo

Waa Ciidanka maanta hormuudka u ah Dalka Itoobiya oo idil,
Waxayna kutimid 2da Masuul ee Commission ka Maamula & Hogaamintooda Ciidabka General illaa Dable ayaa ah Sababta wanaaga & Qiimaha uyeelay een qormadan uga qoray.

La iigama sheekaynayo waxaan lanoolaa oon agjoogay 2sano & 6 Bilood waligayna wanaag mooyaane khalad & Gaf k**a arag Cid kale iyagoo kusamayna ma arag, Sharaf & Karaamo ayaan uhayaa Ciidanka Asluubta DDS

02/02/2024

عندما تنظر إلى ماضيك سترى أنّ عظمتك قد شكَّلتها السنين الأصعب.

17/12/2023

Bandhigii ugu wanaagsanaa sanadkan
Qariidada Dhulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Waxaa laguso bandhigay Goob ay itoobiya madaxdeedu kudhan tahay oo ahaa Xuskii Maalinta Qawmiyadaha ee Jigjiga lagu qabtay maalmo kahor

Photos from Zubeir Gaaleri's post 17/12/2023

Amiir Sacaadudiin Koobek
امير سعدالدين كوبك
أمير من دولة السلوقي
Tusaale Dawlad ka dhexdhisan dawlad, nidaam haye iyo khiyaano kudhisan, damac kursi waxkasta nin unoqday cidkastana ulashuraakoobay shaydaan & Kaafirba si uu hadafkiisa ugaadho,
Khiyaano way lug gaabantahay aakhirna waxay noqon دمع كثير يمو في الطريق

10/09/2023

Dawlada Deegaanka Gambela ayaa xilka ka qaaday 13 masuul
********************************************************
Dawlada deegaanka Gambela ayaa xilka qaadis ku samaysay 13 masuul sida uu shaaciyay madaxwaynaha deegaankaasi mudane Umod Ujulu

Sida ay sheegayso warbixinta ay soosaartay dawlada deegaanka Gambela xilka qaadista masuuliyiintan ayaa ku lugleh waxqabad xumo dhanka adeega bulshada ah iyo ka gaabis dhanka amniga ah.

Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in magacaabis cusub uu sameeyey madaxwaynuhu isagoona 55 xubnood umagacaabay xilal kala duwan.

07/09/2023

Waligiin ba calan wata ama heesa, walee jabhad Ogaaden oo aan reer Haaruun horsocoinin baan lugo isku taagin, waa la wada halgamay waa run, sax, halganka waa loo dhanaa..sax...laakiin hadana bahashu ducada awowgay Fiqi Haaruun bay halkaa kusoo gaadhay. Maantana halkii ay dhigeen bay ku rafanaysaa, ha ku daalina ilmaadeerayaal, xujadii iyo furihii ONLF qaali dhagax buu yaala.! Oo ma jabhad aan Qaali_dhagax wardiga looga haynin baa dhaqaaqi, waa maya.!

Fikirka iyo aas aaska h**e meeshuu doonaba ha ka yimaado, laakiin aakhir waa inuu Fiqi_Haarun ku tufo oo wardiga uhayaa.! Hadaad onlf inay soo noolaato rabtaan(ilama magaciisiiyoow) qabrigii Fiqi_Haaruun geel badan ku qala oo ka ducaysta.!

Madad yaa Fiqi_Haaruun.!
Xigasho Good Bulux

Photos from Zubeir Gaaleri's post 04/09/2023

Wax kabaro Deegaanka Soomaalida
Dhulka Galbeedka Gobolka Siti waa Dhul hodan ku ah daaqsinta, waa dhul uwanaagsan xoolo dhaqatada, waa Dhul Soomaalidu ay lahayd Qarniyo,
Waa Dhul Caan ku ahaan jiray Ciise Baadiyaha oo ah laf-dhabartii Difaaca Beelaha Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Galbeedka Siti waa Dad Xoolo dhaqato ah,

Nasiib daro Dhulkanu wuxuu kamidka yahay Dhulka ay canfartu maanta inagu haysato dad badan oo soomaaliyeedna unaf-waayeen.oo laxasuuqay, damaca dhulboobka canfar waxaa jabin dhiiranaanta iyo Dhul jacaylka Soomaaliyeed oon Taako ka quusan abidkood.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Jijiga University Road
Jijiga