Shukri

Shukri

Share

Kaalmeyso sabirka iyo salada�

23/07/2025

Wan salaamayaa gabadh kasta oo dhawrsoon, ka dhago, iyo indho la' jaceylka saaxiibna aan yeelanin ilaa nasiibku uga yimid.

👏❤️

20/07/2025

Kawaran hadyadu hadey tahay midan oo kale ..🥹

Kutub cilmiga sharciga ah.📚

16/07/2025

Meesha guushu ka bilaabanto.❤️

15/07/2025

Qura'anka wd ku faa'iidi, wuu kudifaaci,kor buu kuu qaadi,wuuna kuu shafeeco qaadi,

Haka fogaanin .

12/07/2025

Wakhti kasta oo qur'anka lala qaato waa barako, iyo fudeyd

Allahayow cimri qur'anka aan lajirno iyo saaxiib qur'anka ehel u'ah))

09/07/2025

Walalkay

Illaahey ha'iikaa xafido wll cidkale uma baahniye❤️

07/07/2025

Waxan uguursaneynaa in illaahey dhabarkayaga kasoo saaro awlaad isaga caabuda.❤️

04/07/2025

Waxay ahaayeen koox illaahey rumeysay, hanuuna wn usiyaadiney."

Kahf}

03/07/2025

Waxaa idinka mid ah mid doonaya nolosha danbe.. ♥️

01/07/2025

Wax ma bixiyo ilaa illaahey mooye!

Waxna ma celiyo ilaa illaahey mooye!

Illaahey ayaa wax bixiya waxna celiya xagiisa ayaana loo noqonayaa).

30/06/2025

Maseerka qofka wax jecel.🌸💍

29/06/2025

Caruurteyadana ka yeel kuwo adi kuu hogaansan illaahayow "💓

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Shugriqaali5@gmail. Com
Jijiga