Hamdi Muxumed Biixi
KUSOO DHAWAW PAGEKA SAXDA AH EE XAMDI MUXUMED BIIXI
11/07/2022
Farhaan sheekh Abdulahi waa agoon hadana curyaan ah oo danyar ah school iyo quraan dhigta oo rajo iyo mustaqbal leh schooka waa galaaska 8aad dadiisuna waa 12 sano jir.
Wuxuu u baahan yahay gaadhi curyaan ( wheelchair ) si uu waxbarashadiisa horay ugu sii wato, sidaa darteed dhamaan walaalaha muxsininta ah waxaan ka codsanaynaa inay soo caawiyaan farhaan yare. waxaad awoodo waxaad ugu soo aadin kartaa lanbaraanta hoos kaaga muuqda, qofkasta ooy fariintan soo gaadhay waxaan ka codsanaynaa inay noosii share
CBE 1000241788548
Sahay/Hellocash +251929065078😭😭😭😭😭😭😭 wll nala cawi farxaan dar ilhye markan isku naxrisno buu ilhye inoo naxrisan
09/07/2022
Ciid mubark dhamntiin waxan idinku hanbalyeenyaa ciid ilhye waxn ka baryaya sando badan kuwii wadad ciiida ❤️
Kuwa manta aan ciidin ha ogadan ku maam kun oo muslimin ah aan cidin ❤️
08/07/2022
Ciid mubar ❤️
08/07/2022
Aabo mcn ciidn kulam ciiidin waxn kuu rajynayaa umad musliminta ducadod inuu ilahye kuu qablo waxad bukan tahye oo aad sariir sarnthye ku dhawad 7 sano waxan u xisey taldaadii iyo dhiri galintaadi waxn kuu rajynayaa inaad dib u xargon doontid ciid mumarik umatul isalm
07/07/2022
Ururka samofalka walaalaha dollo ( Dollo Brothers charity ) ayaa sameeyay lacag qaybin ( Cash distribution ) qaybo kamid ah dadka baayiha gaarka ah qaba kuwaas oo ka kooban 20 xubnood oo laga soo kala xulay xaafadaha magaalada wardheer ujeedadeeduna ahyd ka farxinta maalinta ciida
Lacagtaas oo cadadkeedu dhanaa 40,000 kun oo birr taas oo laga soo kala aruuriyay bulshada qaybaheeda kala duwan
Waxaa sidoo kale kasoo qayb galay xubno ka socday maamulka gobolka dollo iyo dagmada wardheer culimo awdiin iyo maamulada qabalayasha, dhalinyarta iyo hooyooyinka. Abdi Nour Macalin alah idnka ajer siiyo wll
07/07/2022
Aniga iyo habi qurux oo ka so muqaney garonka kubad jigjiga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jijiga