Dhiiri GaLinta umada
WALAALAHA MUSLIMIINTA AH SOO DHAWAADA
10/05/2022
Allahayow hamiganaga iyo midka dal kaba guul ka yeel
ALLAHAYOW MARKAKE MACALINKII UMADA
02/05/2022
CIID WANAGSAN UMADA MUSLIMIINTA AH MEEL KASTO OO AAD DUNIDA KA JOGTAAN
# # # BISHEEDA KALE ALLAHA HA NAGU GADHSIIYO BASH IYO #ππππππππ
01/05/2022
Walaalada qaaliga ah ha laga taxadaro xubinkan πππ€ͺππ π π π π
29/03/2021
WAX WALBA HADII AAD KA CABSATO MA FOGO GUUL DARADAADA LKN HADII AAD ISKU DAYDO WAX WALBO GUUSHADU MA FOGO
To study something
06/01/2021
Dhamaan umada muslimiinta ah qof walbo oo uu soo gaadho pagekan in ay ku xidhnaato si ay u hesho wax walbo oo ay jcshahy noo lana wadaagto wax walbo oo ay dareemayso # # # # kusoo qor wax walbo ood doonayso in aad naga hesho sifo aan kugu soo dhigno halkan @@@@ waxaa inala socod siinayay anoo ah ***bashiir korane maxamed $(HERO)
19/12/2020
QORAAL KA QIIMO BADAN DAHAB
βMa arag dunida qof heer gaadhay kana madhan duco waalid.
βMa arag dunida qof farxad badan aduunyaduna qalbigiisa ku wayntahay.
β Haduu waqtigu kugu adkaago, ha ooyin hana muruugoon, ilaahay u sujuud isagaa fududayne.
β Saaxiibada waxa ugu wacan, ka marka ay dunidu ku wanaajiso ka xumaan ee kula farxa, xilliga adagna ku garab istaaga.
βHaybad iyo sharaf waxa lagu helaa hadal yar, quruxna waxa lagu helaa dhoollo cadayn. Ahaw qof faraxsan oo hadal yar.
β Haraad iyo garasho badan waxa lagu helaa dhagaysiga dadka aragtiyahooga, muhiim maaha inaad ku raacdid.
βNin Murti u saaxiiba ayaa waxa laga hayaa " Quraanka bar ilmahaaga, isaga ayaa baraya waxkaste oo uu u baahdo.
βQofka waaya ducada waalidkii, waxkaste wuu qasaaray aduun iyo aakhiraba.
βUgu dambayntii Allah ha u naxariisto dhamaan waalidkeen, ha ilaasho aduun iyo aakhiraba.
Aamiin Aamiin yaa Allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga
010299