Guudwayne99

Guudwayne99

Share

17/10/2025

aan walaalnimo
Iyo
uhaystaa
yahay wadkaygii iyo
idililaa
wad mooyee
kadhawroo
sidiisii
Waraabaha kaceliyaa
weerar iguyahay
waa wareegtoo
waa madaalee
wada sugaynaa

28/09/2025

beel hoggaanshoo
baladmagaaliyo
kunool iyo
hablaha kacay
iiyaqaanaan


awgeed
laliitaan oo
la iiqabo
iibuseeleen #
aragtidaadii
barashadaadiyo
jacayl

jeclaa iyo
kudhihi raba
waa bishaariyo
odhanlahayd
bixiso weeyee
ballamin wali
buurta maad korin
beerilahayn ubax
jacaylkaan
kutagilahayn
buurta fuuloo
barmariyo
nasiib xune
baay

28/09/2025

h**e salaan guud
xiga sitaaciyo
usabab ah oo
wixii lasiiyuu
leeyahay ee
su`aal jawaab lehe
seegto yeelkaa
seerma waydiyo
sidigtii laalays
kusaaciday
aad adigu leedahay oo
aan uqaybsamin
ruux sabool ahi
u hoorsado
u aragtaa?

31/08/2025

maaminaayoon
maalmahan
muran badan
kubeeray
macneeyaye
ma maqasheen
waa waxa muuqda
waa malahayga
1=:
2=:
3=:

05/06/2025

seegseeg
iyo garaadkeed
iyo kulayl badan
aadan cunijirin
baad sad mooddaa
saxar xanuun qabin
bukaan socod
uu socodku kaalumo
u sabab noqdaa jira
oon silloonayn
dawga seegtoo
aad sax iyo qalad

u sababnoqdaa jira
baa ku sirikari
noloshaada saamayn
saatan kuugali
inaanan sugijirin
haseegine
saa ulleeyahay iyo
waa sidan
idhaafaa
u sahantagin
aan habboonayn
Sool iyo abaar oo
iyo kulalaylbadan
kusooraray
seega yeelkii
nimay dilootoow
kuusarrifayee
haseegine
seegseeg
iyo garaadkeed
iyo kulayl badan

05/06/2025

aadan cunijirin
baad sad mooddaa
saxar xanuun qabin
bukaan socod
uu socodku kaalumo
u sabab noqdaa jira
oon silloonayn
dawga seegtoo
aad sax iyo qalad

u sababnoqdaa jira
baa ku sirikari
noloshaada saamayn
saatan kuugali
inaanan sugijirin

19/04/2025

Mudane wasiir Aadan Ismail
Haddii aad hirgaliso ama hirgalisaan adiga iyo xukumadda heer deegaan iyo cidkasta oo door kuleh biyo galinta aad uballanqaaday degmada sagag waxaan xusidoonnaa si guud iyo si gaar ahba magacaaga iyo geeridaada ajri iyo abaalna waad heli

24/01/2025

Ba'da gabay Xuseenow ragba baayocoo nacaye

Booskiisi niman baa ka raray loola bogay waaye

Inay beel ku caayaan rag buu oogu baxayaaye

Niman baaba ula bogay qabiil inay ku boobaane

Anse waa ka baab maanasadaan soo bandhigayaaye

K**a aag badalan meelahaad iiga barateene

Waxaa baahi wayn looga qabay baladadaydiiye

Somaligii baylahmaan wali u baaqaaye

Muslimkuna haduu baydkan garan k**a bakhayleene

Ha yeeshee afkeen kala badalan aniyo Baangaale

Adinkay banaantahy inaan idinku booqdaaye

Ku biskooda suugaantu waa bara-tilmaameede

Bilbilowgi nolashiyo markaan soo barbaarahayay

Markaan soo baraarugay caqlina eebe igu beerey

Bartamaha dalkaygi markaan bidixda tuuraayay

Qorshayaal intaab bilo waxaan hadafka buuraayay

Jahli waa balaayee waxaan barasho aadaaba

Waxaan buugag qaatoon ku rido boosro gooini aba

Badarkiyo qureecdoon bislaan waxan ka boodaaba

Baahida ya gaajada waxay igu bariistaanba

Baabuurta aan haadka baran ee is dhinac boodo

Markii i ay i baalmarahayaan waxaan is buusaaba

Booliiska xaafadaha ee ridayo beekaamaka

Inta ay isoo baacsadaan waxay i baaraanba

Anoo boorsadaydii watoo sii buskicinaaya

Burcadka iyo tuugadu aroor waxay i baadaanba.

Baaruud lasoo riday waxay iga dulboodaba

Anigoo bad qabo wuxu Ilaahay i bixiyaaba

Baareed intaan soo dib dhoco waxan baqaayaaba

Banaan saan u taagnaahy dugsiga waxaan ka baaqdaaba

Wixi la i budeeyoo garaac la iga badiyaaba

Boqolaal ula ah waxay gacmaha iga bisleeyaanba

Yonifoomka biyhiyo waxaan burush ku maydhaaba

Booskaygi goortaan tagoon qorayo buugaygi

Qalin aan ba'ayn waxay ardadu bash igu siiyaanba

Shaatigii baftada aha waxay bara u yeelaanba

Kabahayga buudka ah waxaan baalashayaba

Wixi aan baqoolaha wadada boor ka kicyaaba

Anoo daal bastay la ah waxaan buuda soo maraba

Busta iyo wixii aan boqnaha ciid ka bi'iyaaba

Kalahaada waa beri waxaan sii baxahayaaba

Wadadoo bacaad badan waxaan sii butugayaaba

Baabuur ma raacee waxaan cagaha biishaaba

Waxay buugagtii iga xadaan kuray balaay

Photos from Guudwayne99's post 01/01/2025
Photos from Guudwayne99's post 01/01/2025

Soodhawoow
sugaynee
ilaahay
hoodo badan iyo
kii samaadee
lagutilmaamiyo
iyo wanaagloo
samaalaw

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Guudwayne99 Local Media
Jijiga
STREAM