Codka Jigjiga

Codka Jigjiga

Share

Codka shacabka Soomaaliyeed

Photos from Codka Jigjiga's post 15/01/2024

Inaalilah waa in ilaahay rajocun
Booliska deeganka soomalida ayaa calooshood ushaqaystayaal noqday kadib jeelashi waxaa loobadalay meelo dadka maxabista ahee xidhan lagu ciqaboo lagu jidh dilo
Soomaali cadalad daradaa ka dhiidhida mala wayay ilahay ma iloobine wakhtigedu ciqabidoona

JigJiga Nawaari/የጅጂጋ ነዋሪ

Everton Football Club
Abiy Ahmed Ali
Mustafa Hosny
OGADENIYA
Hassan Sheikh Mohamud

12/11/2022

Taalada Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo dhextaala Xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Jigjiga iyo Midabka Rasmiga ahee Taalada lagu keenay intaan labadalin

01/11/2022

Dagmada Bilcinbuur Xafladii Dagmonimada ayuu ka qaybgalay CMC si aad umeeqaam saraysa ayaana loogusoo dhaweeyay.

Yaad ka garanaysaa Ragaa faraha badan ee Garab tuban Duqa maalintaas....

25/09/2022

Quruxdii Jigjiga cadey
Goob kaga haboon dalxiiska inay jirto umalayn maayo Biyo haday lahaan laheyd

17/09/2022

Mudo waxaa laga raystay Been hawaas & Dhagax dhig aan jirin, mashruuc ladhagax dhigi waad arki kartaa DDS balse mashruuc xadhiga laga jaray inaad aragtid way yartahay 4ta sano ee udhamaatay Dawladan kudhisan Huuhaada

Photos from Codka Jigjiga's post 13/09/2022

Xigasho: Wadaniga Dhabta

ADIGA OO GARI AH MAXAD NAGA QAADI❗❗

Kacdoonkii Rogay Carab oo dhan wuxuu ka bilawday Wadanka Tuunis ee Africa, Wiil Dhalinyara ahaa oo shaqo loodiiday misna bagaash yar ku iibinayay wadooyinka Oy Mina-Shiibiyadu ka daadiyeen wuxuu iibinayay ayuu isgubay muraara Dilaac aawadeed
Kadib waxaa ka dambaysay Inay Kacdoonkii aduunka ugu waynaa uu ka bilawday Tiunis, ayna kuduntay Dawladii Tuusin, Kadib Liibiya, kadib Masar kadib Ursun, kadib Suuriya, suucida gilgishay, Baxrayn baa sigatay, Bakistan baa kuduntay, Imaaraadka ayaa gilgishay, cumaanba suldaan Qaamuus qilinqiil galay, Yemen ayaa kuduntay macdala waaba inagoo Deegaana.

Hadaan wax laga qaban waxay noqon doontaa tu aan la isugu habran.

Farxaan Abiib oo ahaa agaasin xafiiska caafimaadka Deegaanka ah ayaa booskiisii saaka markuu shaqadii yimaaday wuxuu ugu yimid wiil ay Wasiirka Caafimaadka iyo kuxigeenkiisu ay kusoo qorteen booskiisii markuu dhahay sidaan maxay tahayna waxaa loogu jawaabay xafiiska Noogabax ma adiga oo gari ah ayaa wax naga qaadi kara orodoo shaqo udoono waxaana lagu dalbaday ciidan waxaana lagu sameeyay garaaciistii aduunka ugu xumayd❗❗

Photos from Codka Jigjiga's post 12/09/2022

Dadkeenii Abaar baa haysa inaguna Magaaloyinka waawayn ayaynu kaga sheekaynaynaa Tigre & Axmaaro

11/09/2022

Nusdariiq
Magaalada Xaqiran, waxay ka wayntajay qaarckamids Maamul Magaaloyinka Deegaanka, waxay ka wayntahay 40% Dagmoyinka Deegaanka, waxay kutaalaa Goob strategy ah,
Xitaa Dawlada Soomalida Deeganka Hal qof kuma matalo, Gobol haba sheegin illaahay aya umaqan.
Fadlan Codkaaga ugu hiili Nusdariiq oo latakooray.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

New Taiwan, Qumadaha
Jijiga