Hal Abuur Xisaab Jacayl one
Hal abuur murti hadal
20/02/2026
Jooji fikirka qiyaaliga adigoo xadidaayo, oo bilow ka fekerida suurta gelnimada guushaada
20/02/2026
Waxaan hambalyo Aroos iyo farxad aan qoraal lagu soo koobi karin u diraayaa lamanaha is door thy walashy ilhaan ishqi iyo saygeda Nabiil Bulle
Wada noolaado waaya isku ragga wiilal iyo gabdho dalkooda iyo diintoodaba anfaca alah ha idinkabeero
siyaasadu col weeyee saaka maankuu waramay
Hirdankeeda duniduba hagar k**a dhamaatoo Adna hogol da,aysiyo hilaacbaad kunooshahay Ana meela hoosiyo xamaalmaan dhaexhaabtaa balse hiisigaygiyo hadafkaygu waa meel
31/12/2023
Dun wanaagsaney huno deeqay adaan nafta kuu doorayoo dadnimiyo akhlaaq darajiyo asluub Alaa daayimoo kugudaahayoo dookh jacayley adaay naftu kugu dagtaa oodaraadaa marwoy udib jiray imbadan kaalay daawee naftaad duufsatee kuu ildaran hadiikale dabaan ugudhicidartaa
xigasho Hal Abuur Xisaab Jacayl
30/12/2023
Hirdankeeda duniduba hagar k**a dhamaatoo Adna hogol da,aysiyo hilaacbaad kunooshahay Ana meela hoosiyo xamaalmaan dhaexhaabtaa balse hiisigaygiyo hadafkaygu waa meel
Hiigsiga iyo hadafka aan leeyahay inaan gaadho uun sowlagama yaabo
Hormar malagaadhi intaansaanahay
10/12/2023
Halgamaa zalmaan yare
Xiisad waalan
Labo shaxaari
Ka
Click here to claim your Sponsored Listing.