Mascuud cabdilaahi shekh nuuriye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mascuud cabdilaahi shekh nuuriye, Health/Beauty, .
Birhanu Nega Oo Toosh Wayn Ku Ifiyay Jaamcadaha.
(Qoraalka hoose bal dhamayso, Oo Sii Gudbi.."
Wasiirka Waxbarashadii oo kulan Gonder ka dhacay ka hadlayay ayaa yidhi siddan hoose👇
"Halkii laga rabay inay Jaamacaduhu sameeyan daraasadyo Bulshadu ka faa'idaysato, islamarkaana soo saaran arday iyo macalimiin tayo leh, waxay Jaamacadihii isku badaleen fagaarayaal Siyaasaded."
"Jaamacaduhu waa inay noqdaan meelo xasilooni lagu darreemo, oo ay kasoo baxaan jiil aqoon ku hubaysa.Jaamacadaha waxay noqdeen kuwo Musuqa ku sifeysan, oo lagu soo hal qabsado. Warbaahinta iyo warbixinada hanti dhawrkaba musuqa Jaamacadaha ayaa lagaga hadlaa.Jaamacadaha waxay noqdeen meelo u jeedadii loo aasasay wax ka baxsan lagaga shaqeeyo, taas oo dalka halis ku ah."
"Ilaa saddex sanno ayaan Jaamacadaha ka codsanaynaa inay soo gudbiyaan shaqooyinka ay ardaydooda u qabtaan, ilaa hadana k**a hayno."
"Jaamacadaha loogama baran inay warbixino run ah gudbiyaan. Nolasha Si maalinle ah ayaa beenta loo quutaa. Laguma dhiiran karo in runta la abbaaro."
"Warbixinta ardayda ee Cuntada waa laga been sheegaa. Xitaa Ardayda u diwaan gashan waa been, si lacagta loogu kordhiyay Ardayda tiraday kordhiyaan. Xili aan dabagal sameynay oo aan dhahnay ardayda iyo sawiradooda soo gudbiya, waxaan waynay 251K Arday meelay mareen. Beenbaa u wada qoran."
"Xarruuntii dhanayd ee jiilka waxbartay soo saaraysay hadaysan runta sheegayn, oo ay heerkaas ku suggan yihiin maxaa laga filan karaa?"
24/08/2025