Xarunta cafimadka ee jigjiga

Xarunta cafimadka ee jigjiga

Share

jigjiga/ableele primary hospital

Photos from SRTV  Somali's post 02/09/2021
12/05/2021
07/05/2021

"""" qado talalka cabuqa covid 19""""
markale waxay Xarunta cafimadka ee jigjiga kuwargalinaysa bulshada kudhaqan Casimada jigjiga inay usodonankaran talalka kahortaga cabuqa covid 19

01/05/2021

"""Hambalyo malinta shaqalaha aduunka"""

xarunta cafimadka jigjiga waxay hambalyo udiraysaa dhaman shaqalaha DDS Gar ahan xirfadlayasha cafimadka ee kahowlgala Xarunta cafimadka ee jigjiga

"""""""Hambalyo mar labad """"""

Photos from Xarunta cafimadka ee jigjiga's post 24/04/2021

"""""""""""Dadal bogadin mudan""""""""""
Dadalo badan oo lagasameyay Xarunta cafimadka ee jigjiga waxa gulo lagasoo hoyay adega qorshaynta qoyska ( family planing) taso lagu abal mariyay

Mahadnaq

1:Xirfadlayasha cafimadka gar ahan kuwa kahowlgala waxda mch
2: xafiska cafimadka M.M.J
3: xafiska cafimadka DDS
4: hayada ENGENDER

23/04/2021

Ogaysiis

Dhaman bulshada kunool casimada jigjiga gar ahan dadka dadoodu udhaxayso 55 ilaa 64 ee lanol xanunadada macanka .dhikarka.cancerka ,Hiv/AiDs , hiiqda, iwm sidoo kale dadka dadodu tahay 65 wixii kawayn waxaa lagu wargalinaya inay talalka cabuqa covid 19 usodonankaran Xarunta cafimadka ee jigjiga diyarna kuayahay

Sidas darted waxa marlabad la idinkuwargalinaya inad sidas ulasocotan

Aan uga faidayno walidken talalka madama ay yihin dadka unugul cabuqan sababibakara heer dhimasho

03/04/2021

Digniin

Dhaman bulshada deganka waxa loga digaya halista cabuqa covid 19 oos si horleh usoo labakacleyay

Sidas darted waxa laguwargalinaya bulshada deganka inay taxadar dheri ah mujiyan islamarkarna ay qatan awamirta kaladuwan ee ka imanaysa bahda cafimadka

1: xidhashada afdabolka (face mask)
2: faradhawashada ( hand washign)
3: kalafoganshaha bulshada(social distance)
4: isticmalka jermisdilaha( sanitizer)

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Near
Jijiga