QURUX BILA
Macmiil kusoo dhowaada gacmo furan
Meherada quruxbilla fashion tailor
Tolmo
Welcome to costumers Single
31/08/2025
Turkiga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in la jaray xidhiidhkii dhaqaale iyo ganacsi ee ka dhexeeyay Turkiga iyo ISR, sidoo kalena gabi ahaanba hawada Turkiga laga xidhay diyaaradaha ISR Isla markaana maraakiibta Turkiga laga mamnuucay iney ku xidhan dekadaha ISR.
Turkiga ayaa isku dayaya inuu cunaqabateyn dhaqaale oo neefta ku celisa kusoo rogo ISR si cadaadis daran loo saaro, Ankara ayaa dooneysa iney si wayn u xanuujiso dhaqaalaha ISR.
Hadalka Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga ayaa yimid maalmo kadib markii uu sheegay in ISR ay dooneyso iney tirtirto shacabka Falastiin, uguna baaqay wadamada Islaamka in faragalin degdega lagu sameeyo xasuuqa ka socda Q/--sa.
W/q Shardiid Macalin.
Voss Tv.
29/06/2025
Muruq maal ma ceebaa
QURUX BILLA
29/06/2025
19/04/2025
Qurux billa
02/04/2025
Quruxi waa qoys
Qurux billa
23/02/2025
Welcome Ramadan Mubarak
01/01/2025
Quruxdu waa qaabka tolma dharka
Qurux bila
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Jijiga