Axsan super style

Axsan super style

Share

WELCOME to AXSAN STYLE!!! Macaamiisheena sharafta

Photos from Axsan super style's post 03/04/2023
Photos from Axsan super style's post 02/04/2023

Ramadan mubarak!

*waxan idinku bushaareyneynaa macaamiishayada qaaliga ah in safaradii ciida ay diyaar yihiin qaybtii kabaha ciyaalka gabadh iyo wiilba..

Meherada axsan style waxa idinku diyaar ah dhamaan agabkii ciida.

Meheradu waxa ay ku taala Libaan business centre near kebele 02.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidha

+251915744690
+251915404547

Photos from Axsan super style's post 11/04/2022

Ramadan mubarak!

***Bushaaro waxan idinku bushaareyneynaa macaamiishayada qaaliga ah in safaradii ciida ay diyaar yihiin qaybtoodi koobaad

Meherada axsan super style waxa idinku diyaar ah dhamaan agabkii ciida.

Meheradu waxa ay ku taala Libaan business centre near kebele 02.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidha

+251915744690
+251961669214

Photos from Axsan super style's post 23/06/2020

Safarkii cusbaa iyo cadaradii oo kale ah kii jidhka,timaha iyo waliba isago mini ah.. ha mooganina hana ka maqnaanina AXSAN SUPER STYLE oo marwalba idin la diyaar ah alaab tayo leh iyo qiimo ku raali galiya...

Waxaad naga heli karta Libaan business centre near kebele 02.
Sidokale Waxad nagala so xidhidhi karta phone number

+251975808734
+251961669214

Photos from Axsan super style's post 10/06/2020

Safarkii cusbaa iyo girgirhii iyo cuudkii aduunka ku soo yaaca....

girgirahenii anytime anywhere waa quruxbilaha guriga iyo udgoon dhamaystiran

Matahay aroosad doonaysa in uunsi iyo udug ubaxo iyadoon raadin dab lashido?
Ma Ku aqal galaysa hotel oo maraadinaysa waxad isku carfiso
Ma tahay hooyo isticmaasha somgas
Xajigi oo kuso socda ma kaa habsamay dabkad uunsiga kushidan lahayd
Marti dagdaga makuu imanaysa

Waxaad naga heli karta Libaan business centre near kebele 02.
Sidokale Waxad nagala so xidhidhi karta phone number

+251975808734
+251961669214

Photos from Axsan super style's post 18/05/2020

Bushaaro waxan ugu bushaareyneynaa macaamiishayada qaaliga ah in safaradii ciida ee cusbaa ay diyaar idin yihiin.

Photos from Axsan super style's post 04/05/2020

AXSAN SUPER STYLE
Waxey idin ogeysiineysaa inay idin furney dharkii ciida oo leh inamo iyo hablo ba..

Wixii fahfaahina kala xariir
+251961669214
+251975808734

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Libaan Business Centre Near Kebele 02/Jigjiga
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 14:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00