Warfa Soyan

Warfa Soyan

Share

this is my new page pleas flow me

Photos from Warfa Soyan's post 17/12/2023

Hay,ada BERI DEVELOPMENT ASSOCIATION ayaa deeq rashin ah gaadh sisay qoysas ka mid ah qoysaski ku waxyelobay suqii gabtay ee TAYWAANKA qoysaska ayaa ahayd tiradoodo 500 00 qoys waxayna hay,ado gaadhsisay rashin ka noocyadiiso kala yihiin

1 bur
2 bariis
3 baasto
4 sonkor
5 saliid

Photos from Warfa Soyan's post 27/10/2023

BANDHIGA BUUGA KEENADIID WAA BUUGII IGU HOERYEY EEN KA QAYB GALO CAWA IYO LOTUS HOTE iyo wariyaasha Mohammed aden Naadir Abdilahi

14/09/2023

Sidaad fileyso haday noqon weydo ha saloogin sidii rabbigaa baa roon

13/09/2023

Send a message to learn more

12/08/2023

Dadka ay nafaqadoodo igu wajibtay sodohday iyo sodogay ma ku jiraan jawaabti ok faahfahsan halkan kala socoWaxana ka jawabaya shekh maxamed shibili waxanu ka ga jawabay sida tan dadka ay nafaqadoodo kugu wajibtay ku ma jiran dadka ay nafaqododo kugu wajibtay waxaa ka mid ah 1 abahaa iyo hooyada 2 awowgaa iyo ayeydaa 3 xaskaga iyo caruurtada waxaa kaloo kugu wajibi nafaqadooda hadii aad ledahay adoomo

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Gode
Jijiga