xafiska cafimadka dagmada lehelyucub
1991
27/07/2026
Waxaa maanta si habsami leh loo bilaabay qaliinka isku furanka kudhaca gabdhaha ugubka wakhtiga dhalmada ( Obstetric Fistula treatment ).
Sida aan horay uso bandhignay waxaa adeegan loo aadi jiray Harar ama Addis Ababa taasi oo sababi jirtay inay gabdho badan ka cawdaan dhanka kharashka ama inay helaan qof raaca maadama wakhtiga dheer uuqaadan karo inta lagu jiro daawaynta xaaladan.
Anago ka duulayna ahmiyada ay uleedahay bulshadeena ayaa waxaan Cusbitaalka Guud ee Karamardha ka hirgalinay waaxda daawaynta, daryeelka iyo qaliinka isku furanka taasi oo loo dhamaystiray qalabki lagu adeegi lahaa.
Waxaan sidoo kale Addis Ababa tababar ugu dirnay Dhakhatiir takhasus leh iyo umulisooyin ugaar ah oo deegaanka udhashay inay waaxda ka hawlgalaan si ay bulshada miciin ugu noqdaan.
Waxaa mudo dhawr todobaad ah lawaday diwaangalinta, nafaqaynta, daawaynta iyo diyaarinta xaaladaha ubaahankara in qaliin loo sameeyo si ay bogsiimo uhelaan.
Waxaa maanta labilaabay qaliimada kala duwan ee loo samaynayo ilaa 11 gabdhood oo baadhitaano kala duwan lagu ogaaday inay qabaan xaalada isku furanka.
Waxaan rabaa inaan bulshada lawadaago inay ka faa’idaystaan adeegan lagu bixinayo Cusbitaalka Guud ee karamardha si aan gabdhaheena ugu hiilinayo inay helaan daryeel hufan.
Waxaan u mahadnaqaya maamulka, dhakhaatiirta iyo kalkaaliyayasha ku hawlana daryeelka iyo daawaynta gabdhaheena.
Hadaf iyo Himilo sare !!!
19/07/2026
Degmada Lehel yucub .ee gobolka doollo waxaa ka qabsoomay kulanka wacyigalinta bulshada ee talaalka ka hortaga cancer ka kudhaca makaanka afkiisa h**e (HPV Vacciantion ) ee la siiyo gabdhaha jira 9 sano ilaa 14 jirka .
kulankan oo ay hagayeen iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Doollo Mudane Najib Xasan gudomiye kuxigenka dagmada jirde rage xasan iyo madax xafiska cafimadka bishar cali nour ayaa loo qabtay maamulayaasha iskuulada, xirfadlayaasha caafimaadka, culaama awdiinka iyo gudiga waalidiinta gudomiyasha centerada dagmada
27/06/2026
waa shaqoyinka weegan xaruntu qabatay
_xarunta cafimadke bacado iyo xarunta cafimadke lehelow health center
Waxaanu Maanta xarunta Lehelow HC Ka bilownay Screening Annagoo Qaybinay Raaahinkii IMAMka Ahaa Waxaana ooga Faaiidaysanay Vitamin A Dwerming iyo Talaalakii Joogtada Ahaa Annagoo Halkaas Adeeg Dhamaystiran oo dhanacya badan Aanu ku Siinay Tira badan oo Caruur iyo Hooyooyin iskugu jira
09/06/2026
xarumaha cafimadka dagmada lehel.youb waxey wadan dadalo lagu xaqiijinayo tayada adeeg bixinta
04/06/2026
waxa dhaman gobaha cafimadka la gaadhsiyay dawoyinka mahimka u bulshada madamo xili roobadki lagu jiro
2 si looga hor.tago xanunada aan dawada lahayn carurta waxa dhaman dagmada kasocda talalka jogtada ah Immunization vaccine
3 dhaman centerada dagmda iyo badiyaha wuxu xafisku qaybiyay shandarawoyin si looga hortago side effect kaneecada
HBV vaccine
25/03/2026
xafiska cafimadka dagmada lehelow oo kashanaya hayada bah.wadagta (PAPDA)
waxey talalka jogtada ah ka fulinayan centerada dagmada waxa sido kle barbar socda qaybinta
oo laga labilabi dono 27 bishan
waxa sido kle dagmada laga hirgalinaya
kaso wax tar u leh bulshada
Ugu dabayn waxa bulshada logu baqaya inay ka faiidaystan caymiska cafimadka (community health insurance implementation)
13/02/2026
xafiska cafimadka dagmada lehel.youb oo wada dadal dheer oo lagaga hortagayo xanun dilac madamo lagu jiro xili adag oo jilal ah
waxa kormero lagu sameyay dhaman gobaha cafimadka ee centerada dagmada
1 waxa xoga lasaray carurta 5 sano talalka jogtada si immunity u yeshan
2 screening hooyada iyo dhalan
3 badi goobka xanunada (active case searching )
4 kormerida shaqadii sii socotay ee xarumaha
by lehel.youb woreda health office
08/01/2026
Shaqoyinka bishan la qabtay
_shirar gudiyada xarumaha cafimadka iyo ol.olayasha nadafada
_talala catch up oo lagu talalayo carurta aan janis u helin inay qatan talalka ah
_talalka piriga oo lagu xoojinayo talalka jogtada
_ugu dabayn waxa shaqoyinki bisha lagu qiimayay xafiska cafimadka (PMT) performance monitoring team
_Gudiga waxa kalo qiimeyan warbixinta 6bilod
_warbixinta bisha tahesas DHIS2 lagaliyay
Khasatan waxaha
_nutrition GPM
_rountine immunization
11/12/2025
masuliyinta xafiska cafimadka dagmada ayaa bilabay udiyar garowga ol.olaha talalka dabaysha ee polio
Waxa teamasha lasiyay training laxidhidha qabka loo fulinayo iyo qaybinta talalka
Waxn sido kle la gadhsiiyay dawada dadka xarumaha cafimadka ee dagmada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jijiga