Dr. Mahamed farah
Jigjiga
30/06/2024
Hadal dhiri galin ah (ustaad muhyadiin)
Jigjiga//
Hadal Dhiirigalin ah|| Ustaad Muxiyadiin|| Jigjiga Youth Summit 2023
HIIGSI 😮💨
Sida Ay Ku Doodaan Culimada Cilmi-nafsiga Qosolka Iyo Qaraaxada Qofka Biniaadamka Waxa Ay Ugu Fadhiyaan Nolosha Kaalin Muhiiim Ah .
Qofka Aan Qoslin ama Qaraaxeysan Waxaa Laga Yaabaa inuu isku Dhiibo baqdinta Iyo Buufiska Dabiiciga Ah Ee Qalbigiiisa uu Ka Dareemayo Dabadeedna Uu Si Lama Filaan Ah isku Qarxiyo ama Meelahaa Ka Qayl Qayliyo isagoo Qalbi Xun !
@
Naqdintu: waa qiimaynta in kamid ah xaqiiqooyinka, macluumaadka, iyo fikradaha, si loo kala sooco wixii saxan iyo wixii khaldanba.
Ee Maaha Inaad Qoraaga Fikirkaas Qorey Ama Aaminsan Inaaad Ceeydid Ooo Wax Ka sheegtid Taas Waxaa Loo Yaqaaan Dhaleeceyn .
@
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Website
Address
Jijiga
ZIP