Badru Diin

Badru Diin

Share

kusoo dhawoow page-ka rasmiga ah ee Badru Diin

24/09/2024
11/09/2024

23 kahor maanta oo kale 11kii septemper 2001 ayuu dhacay qaraxii mataanaha ee maraykanka

11/09/2024

ETHIOPIA ayaa sanad guuro cusub u dabaal dagaysa
2017

10/09/2024

Degaanka Waxaa Sanadkii tagay Imtixaanka ufadhiistay 21,225 arday,
waxaana ka baastay 261 arday oo bas ah

02/09/2024

!! πƒπˆπ†ππˆπˆπ π‚π€π€π…πˆπŒπ€π€πƒ ⚠️⚠️ !!

Iska yaree inta aad awoodo isticmaalka badan ee jidhkaaga uu isticmaalayo SONKORTA iyo MILIXDA, maxaa yeelay cawaaqib xumo badan ayey leyihiin

Hadaba milixda badan iyo sonkortu waxay kuu horseedi karaan cudurada wadnaha, istaroogga, macaanka iyo kansarka.

28/08/2024

𝐅𝐀𝐀' πˆπˆπƒπŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐋𝐀𝐆𝐀 π‡π„π‹πŽ π‚π€ππˆπ’π“π€ ππˆπ˜π€π‡π€ πŸ₯ βœ… !!

Biyaha oo lacabaa waxay leeyhiin faa’idooyin badan waxana aan halkan kusoo gudbinaynaa 10 faa’ido oo muhiim ah kuwaaas oo laga helo biyo badan oo la cabo.
πŸ‘‰Biyo badan oo la cabo waxay faa,iido u leedahay jidh o dhiska iyo jimicsiga
πŸ‘‰Biyaha caadiga oo labadsadaa waxay jidhka ka saaraan baruurta
πŸ‘‰Biyaha yara kululmarka la cabo waxay jidhka ka saaraan sunta.
πŸ‘‰ Biyaha qabow jidhka ayaa u baahan mararka qaar waa marka uu jidhku soo waajaho kuleel daran iyo marka ay jirto isbedelka cimilada kuleylka saa’idka ah
πŸ‘‰Biyo cabida waxay bur-buriyaanwalxaha adage ee gala kelyaha dhex fadhiista sidda quruuraxa iyo macaadinta isku dhex-aruursata kelyahaBiyaha
πŸ‘‰waxay caawiyaan wax badanna u taraan jirka shaqadiisaiyo maqaarka kore ee oogada aadanaha waxay jirka ka saaraan laalaabmida.
Marka aad biyo badan cabto jidhkaaga waxa uu helayaa maqaar nadiif ah iyo muuqaal da’a yaraan ah iyo iftiin gaar ah.
πŸ‘‰Biyaha oo aad laasimto waxay jidhka siiyaan nolol gaar ahiyo inay nooleeyaha unugyada jidhka helaan kuwii dhintayna biyaha ayaa nadiifiyo.

25/08/2024

!! 𝐂𝐀𝐍𝐂𝐄𝐑 (2022) ⚠️ !!

πŸ”°Tirakoobkii caalami ee ugu danbeeyey ee marxaladda Cancer ka ayaa waxay ahayd sidan
🌍 Qiyaastii 9.7M ayaa u dhimatay cudurkaan (Cancer)
🌐 1 kamida 9 kii rag ah iyo 1 kamida 12 kii dumara ayaa naftooda u waayay sababta cudurkaan
πŸ“› 5 tii qofba mid lamida ayaa lakulma cudurkan noloshooda

➑️ 2050 ka kiisaska Cancerka ayaa lasaadaaliyay in 77% uu ka sarayndoono sida uu ahaa 2022

⚠️ Koritaanka dadka iyo da'a da iyo sidokale arimaha khatarta leh sida isticmaalka to***co da iyo khamriga cayilka (buurnaanta) iyo wasakhowga hawada ayaa ka qaybqadanaya kor ukaca cudurkaan dilaaga ah

this page
this post
&

MAHADSANID

13/08/2024

??

Waxaa jira sababo badan oo wax loo aqristo haday tahay barashada wax cusub, helitaanka aragtiyo qoto dheer, kuraaxaysiga sheekoyin madadaalo ah, iyo kuwo kaloo badan

Hadaba faa'iidoyinkaan iyo kuwo kale oo aan lasoo koobi karin ayey leedahay wax aqrintu
πŸ‚ Aqrisku waxa uu xoojiyaa awoodaada maskaxeed
πŸ‚ Waxa u yareeya stress ka (walwalka)
πŸ‚ Waxa uu balaadhiyaa aqoontaada
πŸ‚ Waxa u kor u qaada hal-abuurka qofka
πŸ‚ Waxa u wanaajiyaa xasuusta
πŸ‚ Waxa u kaa caawiya hagaajinta erayadaada
πŸ‚ Waxa u kaalin ka gaysta caafimadka maskaxdaada

2009 kii daraasad lagu sameye jaamacada "Sussex" ee wadana maraykanka ayaa sheegtay in aqrisku hoos u dhigo heerka walaaca ilaa 68%
Waxa kale oo ay cilmi baadhistu cadaysay in sodon (30) daqiiqo oo wax aqrin a maalin walba ay si wayn u saamayn karto calaamadaha jidheed e walwalka

Marka aad wax u akhriso si qoto dheer mudo daqiiqado ah garaaca wadnuhu wuu yaraanaya cadaadiska dhiigu hoos ayuu u dahacayaa sido kale murquhu way degayaan si ay ugu raaxaystaan aqriska

FG: Wax la aqriyo waxaa u fiican waa kalaamka Alle (SWT)

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Jigjiga
Jijiga