RUKA HENNA
RUKA Henna connects women with expert female henna artists who bring traditional and modern designs to the comfort of your home, office or event.
Henna services delivered to you, eliminating the need to travel, queue, or stress over the design.
Cilaan quruxbadan
Xirfadle diyaara
Goobkasta oo aad kasoo dalbato
Waxaad ka helaysaa RUKA
Kaliya waxaa kaa xigta hal wicitaan
0965592861
26/08/2025
26-August-2025: Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qayb galnay kulan ay soo diyaarisay CURIS oo ka dhacay madasha kulamada ee Masaf Space kaas oo ciwaabkisu ahaa Peer Support Session, oo ah barnaamij iyo kulan aqoon-iswaydaarsi ah oo loogu talagalay in lagu dhiirrigaliyo dhallinyarada la timaadda fikradaha halabuurka ganacsiga, iyada oo loo marayo dhegaysi, falanqayn iyo talo-bixinno ku saabsan horumarinta fikradahooda.
26/08/2025
Cilaan cusub iyo gacan qurxoon!
Waan jecelnahay inaan aragno macaamiisheena oo ku faraxsan cilaankeena.
Diyaar ma u tahay inaad naqshad quruxbadan ka saarato
RUKA HENNA?
24/08/2025
Wax walba waxay ku xiran yihiin sida loo dhameystiro.
Waxaan adeegsanaa cilaan boqolkiiba boqol dabiici ah oo aan dhibaato lahayn.
Waxaan samaynaa naqshado qurxoon oo muddo jiraya.
Dhibic kasta waxaa loo marinayaa si sax ah oo aqooni ku dheehan tahay.
Qaab noocee ah ayaad jeceshahay?"
20/08/2025
14/08/2025
RUKA HENNA Waa wehelka dumarka jecel quruxda🥰
13/08/2025
TikTok · Ruka hena Check out Ruka hena’s post.
RUKA HENNA
Soo Dhawow markale Macmiil
Adeeg Xinaha Kuhel goobkasta
ganacsi
RUKA HENNA
Waxay idin diyaarisay adeeg Xine (Cilaan) oo dhamaystiran kasood ku helayso goobta aad joogto
Dalbo hadaad leedahay Munasad ama aad jeceshahay inaad muujiso quruxdaada
Meher, Dhalasho, Qalinjabin IWM
Call ama Message ayaa kaa xiga in laguu qabto adeeg ku qanciya
or WhatsApp 096 559 2861
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga