Axmed bulsho

Axmed bulsho

Share

Dhiirigrlinta dhalin yarada,dhiirigelinta ganacsiga

13/09/2026

DAY 1 TRAINING ONLINE

Hoggaamiyeyaasha SuperLife,
Caawa waxaan si rasmi ah u guda-galnay ONLINE โ€“ TRAINING, cawa waxaynu qadaynay tababar qiimo iyo aqoon badan leh. ๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

Hambalyo dhammaan Leaders-kii ka faaโ€™iidaystay tababarka โ€” dadaalka iyo joogteyntu waa jidka horumarka.

*๐ŸŽฏ INTA MAANKU GAAJAYSAN YAHAY, GUULI WAA WELI*

Ha ka joogsan barashada, ha ka joogsan dadaalka, hana ka daalin horumarka.
SPEAKER TRAINING
AHMED BULSHO
LEADER RANK-SAPHHIRE

*SUPERLIFE IS SUPER โค๏ธ๐Ÿ–ค*



SuperLife World HQ

25/08/2026

๐ŸŒ™โœจ MOWLIIDKA RASUULKA ๏ทบ โœจ๐ŸŒ™

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Waxaan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynaynaa Mowliidka Rasuulkeenna Muxammad ๏ทบ.

Munaasabaddan qiimaha leh waxay inoo tahay fursad aan ku xusno Rasuulkeenna ๏ทบ, ku badinno saliga iyo salaanta, kuna dayanno akhlaaqdiisa wanaagsan, naxariistiisa, dulqaadkiisa iyo jacaylka uu u qabay ummaddiisa.

๐Ÿคฒ Ilaahay ha inaga yeelo kuwa jecel Rasuulka ๏ทบ, sunnadiisana ku dhaqma, aakhirana shafeecadiisa hela.

๐ŸŒน Mowliid Mubaarak dhammaan Ummadda Islaamka.
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ุฃุฌู…ุนูŠู† ๏ทบ

โ€” SuperLife โค๏ธ

15/08/2026

#๐Ÿ”ฅ SUPERLIFE โ€“ HOYGA DHAQALAHA IYO HORUMARKA ๐Ÿ”ฅ

#๐Ÿ’ฐ HANBALYO HOGAAMIYASHA GUUSHA GAADHAY!

Waxaa sharaf iyo farxad noo ah inaan hambalyo u dirno dhammaan hogaamiyayaasha SuperLife ee hal maalin gudaheed ku sameeyay lacag iyo natiijo muuqata. ๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“ˆ Tani waa tusaale muujinaya in:
๐Ÿ’ช Dadaalku keeno natiijo
๐ŸŽฏ Diiraddu keento guul
๐Ÿค Midnimadu dhisto koox xooggan
๐Ÿš€ Ficilkuna abuuro horumar

SuperLife waa fursad โ€” natiijaduna waxay raacdaa qofka ficil qaata.

๐Ÿ† Hambalyo dhammaan hogaamiyayaasha!
Maanta waa guul, berri waa fursad ka weyn.

๐Ÿ”ฅ DADAAL โ€ข MIDNIMO โ€ข HORUMAR โ€ข GUUL
SUPERLIFE โ€“ HOYGA DHAQALAHA IYO HORUMARKA โค๏ธ

10/08/2026

KUSOO DHOWOW SUPERLIFE

Hoyga dhaqalaha iyo horumarka

09/08/2026

Tabbbarka superlife leaders SuperLife World HQ

07/08/2026

SUPERLIFE WORLD is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: sharaxaada superpro superlife
Time: Aug 7, 2026 09:00 PM east Africa time
Join Zoom Meeting
https://us06web.zoom.us/j/89233964459?pwd=dShl1gxybsttkV1vb7JbZXnmIjF6Uk.1

๐ŸŽ‰ SHARAXAADDA SUPER PROMO PACKAGE ๐ŸŽ‰
Waxaynu sharixi doonaa Super Promo Package (Qiima-dhimista Super-ka).
Dhamaan hoggaamiyeyaasha SuperLife waa inay isu diyaariyaan habeenkan gaarka ah.
๐Ÿ—“๏ธ Date: 07-08-2026
๐Ÿ•˜ Waqtiga: 8:30 PM
๐Ÿ’ป Goobta: Zoom
โœจ Ha seegin fursaddan muhiimka ah!
Ka faa'iidayso Super Promo

31/07/2026

Hanbalyo puntland

23/07/2026

Dalxiiska superlife Malaysia iyo china
Kalay Nala dalxiis

23/07/2026

As we celebrate a decade of growth and success, SuperLifeโ€™s 10th Anniversary brings an exciting milestone that we are proud to share with our global community.

In March 2027, qualifiers will embark on a special anniversary journey that combines celebration, discovery, and meaningful experiences across Malaysia and China.

As part of this exclusive trip, qualifiers will have the opportunity to visit the S-Tera Tech and HAWA factories in China, gaining a closer look at the facilities, technology, and dedication behind the development and quality of our products.

๐Ÿ“… Campaign Launch: 1 August 2026

Stay tuned for more details and get ready to qualify for this extraordinary 10th Anniversary celebration journey! A decade of excellence, and many more milestones ahead. Life is Super!

17/07/2026

Kulanka habeen axada waxaynu kulan heer sare kasoo QAYBGAL wacan

Category

Website

Address

Jijiga
252