Gaylan TV

Gaylan TV

Share

kalasoco Gaylan TV Barana,mijyo iyo warar kucqan,ciyi

12/10/2025

Fashilkii degdega ahaa ee shirkii Kismaayo ka dib maxaa dhacaya hadda?

Si aan qarsooneyn kulanka Kismaayo waxaa suura gelintiinsa gacan weyn ku lahaa dowlado shisheeye oo Soomaaliya siyaabo kala duwan loola xariiriyo.

Safarka Addis Ababa ee ah ah mid u dhaxeeya labada dowladood waa mid markale muujinaya sida uu muhiimka ugu yahay xaaladda taagan.

Maalmaha soo socda waxaa suura gal ah in ay bilaawdaan wada wadahallo kale oo Kismaayo iyo Muqdisho ah.

Gaylan media

21/08/2025

Abdirashid Genan

16/08/2025
12/08/2025

Abdirashid Genan tan digasho waa dhaaftay

Subah wanaagsan dhammaan shacaka Reer Jubaland gaar ahaan reer Gedo,

Waxaan sinabada ugu hoyanay, xalay, saakana ugu shaaxaynaa, guubii, iyo dhufasaydii, ay ka carareen, maleeshiyaadkii dambiile, Axmed Madoobe,

Waxaan lasocona, dhaqdhaqaaqa maleeshiyaadka,

Hadafkenu waa Jubbaland lawada leeyahay in

Abdirashid Genan

Photos from Gaylan media's post 09/08/2025
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Jijiga