qaali ladan
warar xaqiiq ah
28/05/2026
Dhalinyaro soomali oo is dishay
Khalid oo 26 jir ahaa ayaa saaka lagu toogtay Canterbury Park xilli la tukanayay salaadda ciidda.
Booliiska magaalada Shakopee ayaa sheegay in khalid u dhintay dhowr xabadood ee lagu dhuftay waxaana Dil ka loo soo xeray 3 dhalinyaro soomaali ah.
Dilka soomalida isku geystaan ayaa ku Soo badanaayo magaalooyin badan ee ka tirsan mareykanka.
ALLE ha u naxariisto Khalid
゚viralfbreelsfypシ゚viral
Deyn maayo
Congratulations
Salaaamulaaahi calaykum soomaaalaay
Waaa maalin jimco saliga nabiga hala badiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.