Ahmed Jilibey Media

Ahmed Jilibey Media

Share

HANUUNIYE PAGE love of knowladge

Photos from Ahmed Jilibey Media's post 26/07/2023

Maxaad ka ogtahay inay kuu beegan tahay maalinta caashuuraa maalinta jimcaha loona baahan yahay inaad soontid maalintaas iyo maalinta ka horeeso ama ka danbeeso khamiis mise sabti :
Waa maalinta allah swt uu badbaadiyey nabiyullahi muusaa iyo qoomkiisa uuna badda ku halaagay fircoon iyo qoomkiisa
Rasuulka scw wuxuu yiri : soonka maalinta cashuuraa oo jimcaha ku beegan waxaa laguu dhaafaa dunuubta saqaairta ahi kuwa sanadka tagay aynu ka faaidaysano walalayaal walalaha kale aanan ka warhaynna hala gaarsiiyo inshaa allh

16/02/2023

WAA HABAYN FADLI BADAN OO AAN DUNIDA DIB DANBE OOGU SOO NOQONAYN LAGA BILAABO XILIGAAN ILAA JIMCAHA BACDUL CASIR LAGA GAARO WAA SAACADO IN LOOGU FAAIDAYSTO MUDAN SALAAD , QUR'AAN AQRIS , TASBIIX , TAXMIID , ,TAHLIIL , TAKBIIR IYO SALIGA NABIGA SCW IN BADAN IN LAGU SALIYO NEBIGA SCW WAXAAD KU HELAYSAA IN NEBIGA SCW SALAAN LAGAA GAARSIIYO , ALLE SWT TOBAN JEER UU KUGU SALIYO ,MARWALBA AAD KU SALISID NEBIGA SCE , AJAR BADAN IYO SHAFEECADA MAALINTA QIYAAMONEH WAAD KU HELAYSAA INSHAA ALLH
WALALKA MUSLIMKA AHOW KA FAAIDAYSO HADAY XALAADOODU WANAAGSAN TAHAY
LAGA YAABO INAADAN JIMCAHA DANBE GAARIN WABILAAHI TOWFIIQ

Photos from Ahmed Jilibey Media's post 08/02/2023

Photos from Ahmed Jilibey Media's post 06/02/2023

02/02/2023

Photos from Ahmed Jilibey Media's post 28/01/2023

😥😥😥😥

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Ahmed
London
252615792880