Safi’s Idea
Intaadan Falin ka fiirso
Ninka Soomaaligaa ee shabaabkaa wuxuu Aaminsanyahay inuu Dalka badbaadinaayo uu jihaad ku dhimanayo kankalee Dowladaana waa la mid waa wada jihaad Marka Soomaaliyeey Kee Soo hari Doono? Oo yaa saxan !?
Caruurtaada Qurbaha ku dhashey waa inaad fahamsiisaa iney San Qofkastoo Soomaaliya ay Arkaan aysan moodin sida Waalidkood oo ay Ogaadaan in ay Soomaali Bahala oo dad Cuna jiraan kana fogaadaan
!!!!
Maanta Soonkii Saacad siyaada ah ayaa noogo darsoontey ilaaheygii nagu Simey baa mahadle Alxamdulilaah
Baraha bulshada baratan hadal heynta la yiraa ka jira Qoloba maalinbey xaar firdhisaa mid tiraah furiin baan party’s 🥳 u dhigtey iyo mid tiraah qabiilkeygoow iyo mid lagu dhex mehersado waa attention seekers Nooc minal waali!?
Soomaaliland iyo Buntland waa meelaha Soomaaliya ugu Nabdoon miyeynan Mudneyn Ragaasi in loo mahad celiyo Muqdisho oo madaxdii dalka joogtana waa Dil dhac Qarax bal isla meel dhiga Dadku Caqli shaqeeyaa miyeynan laheyn!?
Dastuurka malagu darey ilmaha yaree hooyada lagu inkirey
Ee ay banaanka ku soo Tuurtey Xaqiisa birina dalka xukumi karo magacyana loo sameyn karin Sharciguna difaacayo!?
Nin isagoo Qaawan madax Noqdey Xoolihii lagu Aaminey ee Dadweynaha Daaro ka dhistey Ayaa Kacbada Taagan intuu Hotel Qaaliya ku d**o
Sawir Dhac isku soo siiyo uu sacabada kor u taagaa
Soomaali lee sameyn karo!!!!
Buntland waxaa ka soo horjeeda Qofkii uu Ookiyaalo Qabiil naceyb u xiran yahay
Laakiin buntland waa Dad ay ka Go’antahay iney Nidaam iyo kala danbeyn helaan.
Ra’iisul wasaare Hamza Janadii uu sheegay inuu siyaasada soomaaliya ku Gelayo ayuu diyaarsadey
Ninka Soomaali Qalalaaso ka dhowra Ayaa Jano gelaya
We are tired 😪
Waxaan u Maleynaa in shir Daarood oo Albaabada u Xiran dhici Doono Waa Saadaasheyda!?
Qaranimo iyo Qarax wada Socda ma Rabnee Yaa Maamul Gobaleedka Banaadir state Noogu Dhawaaqi Doono!?
Buntland waa dal iyo Dad Soomaaliyeed in la dhageystana Xaq Tahay Hadii la dhayalsadana Dheef laga dhaxli maayo Xasan sheikh 🚂 wadadaduu ka weecdey
Soomaaliya Nasiibkeed!!!!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
W104RE