Qalas Nugaaleed

Qalas Nugaaleed

Share

02/04/2023

Deg Deg: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaaraaid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ka hadley laynta iyo barakicinta lagu hayo shacabka Sool iyo arimo kale.

Daawo goor dhow

01/04/2023

Caasimaddii dawladdii Soomaaliyeed ee Daraawiish.

01/04/2023

Adhi-caddeeye, Sool: Gabadh caawa ku dhaawacantay isk-hor-imaad u dhexeeyey dadka deegaanka iyo ciidanka Somaliland oo magaaladu marin u tahay ayaa geeryootey ka dib markii sida goobjoogayaal inoo sheegeen ay ciidanka SL ka hor istaageen in loo qaado magaalada Laascaanood.

Dadka deegaannada Adhi-caddeeye, Yagori iyo Canjiid ayaa bilaabay dhaqdhaqaaqyo ka dhan SL oo jidkaasi u sii marta Togdheer.

01/04/2023

Garaad mukhtaar❤💪
2k❤ harti badanaw

01/04/2023

Idoorow maxa kaa soo horeeyey
Harti badanow pagekaan waa kiin followe iyo shere like
Hala dhaafina idoor gaarsiiya

29/03/2023

Cid soo haweensan karta
Wiilshaan majirtee ciil qabow
Cadaan kuwaar mj power of world
Shere garee

27/03/2023

Garaadka harti ❤

27/03/2023

Garaad jaamac Garaad ismaacil
Garaad mukhtaar Garaad Cali

Gobonimo xurmadlayaal👑❤️👑
❤2k

27/03/2023

Ramadaan kariim

26/03/2023

Deg Deg ciidanka dagaanka oo kaabiga kuhaya goojacade iyo dagaalka oo sii xoogaysta

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Milton Keynes?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Bletchley
Milton Keynes