Mohaa iidaadi channel

Mohaa iidaadi channel

Share

WllKa xaafada

06/02/2025

قال رجلٌ لعمر: ما رأيتُ رجلًا خيرًا منك، فقال له عمر: رأيتَ أبا بكر؟ فقال: لا، قال: لو قلت: نعم، لجلدتك.

[فضائل الصحابة] للإمام أحمد

21/12/2023

Waxaa Lagu Qabtay Magaalada Laascaanood Ninkaan oo iska Dhigi Jiray Dumar iska Isla Markaasna Baraha Bulshada Gaar ahaan Tiktok Ku Joogay in uu Dumar yahay.

Baaritaan Kadib Waxaa La Xaqiijiyey in uu Ahaa Nin iska Dhiga Dumar , Shacabka Laascaanood ayaa Gacanta Ku Dhigay.

12/12/2023

Waa kuwii dilay Dr-ka iyo Macalinkii Dugsiga. NISA ayaa Gacanta ku dhigtay iyagoo Baxsad ah Waxaana loo celin doonaa Gurieel oo Maxkamad lagu saari doono

11/12/2023

Booliska Somalia Gaar ahaan Degmada Waaberi ayaa Gacanta Kusoo Dhigay Sadex Dumara oo Jirdil ugaystay Wiil Dhalinyaro ah oo usoo Shukaansi Doontay Mid Kamid ah Gabdhahaan.

Wey jirdileen Muuqaal ayeyna Ka Duubteen oo Waxay Ku Faafiyeen Baraha Bulshada , Booliska ayaana Sheegay in Maxkamada la Horgayn Doono.

Photos from Mohaa iidaadi channel's post 10/12/2023

"Mid mindi ayey ku garaacday Midna Ul adag Halka mid kalana ay ku shubtay Maraqa Cuntada wiilkaan wax loo reebtay malahan .

Wilkaan sida xun loo garacay ayaa Gabar ku balamisay Guri ku yaala Degmada Waabari Ee magalada Muqdisho "

10/12/2023

😭😭😭
Allaha unaxariisto walalaheen Dr Axmad Xasan Cismaan iyo walaalkiis ka yar Moalim Liiban Xasan Cismaan Walaalahan ayaa Xalay si Xaqdarro ah loogu dilay Koonfurta Deegaanka Ceel-dheere

Photos from Mohaa iidaadi channel's post 15/05/2023

BARCELONA WAA HORYAALKA 2022-23🏆 LALIGA'

Xavi ugu horeeye # LALIGA CIWAANKISA TABABARE👏

20/10/2022

Ra’isul Wasaaraha XFS Mudane Hamza Abdi Barre wuxuu markii labaad tagay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan si uu u dhiirrageliyo mujaahidiinta xaq-u-dirirka Reer Hiiraan oo u istaagay in ay iska xoreeyaan mujrimiinta UGUS. Waa taariikh aan duugoobeyn, waa booqasho dareen gaar u leh shacabka iyo masuuliyiinta Gobolka.

Ra’isul Wasaarow waxaad kasbatay quluubtooda, waad garab istaagtay, waxaadna jecleysiisay dawladnimada, abaalkeeda way kuu hayaan reer Hiiraan.

20/10/2022

Karim Benzema ayaa xalay ku ciyaaray kabo dahabi ah oo loogu dabaal-degayo guushiisii Abaal-marinta Ballon d'Or. 🤩🏆

Gool ayuuna ku dhaliyey kabaha cusub.

iidaadi

20/10/2022

Hal bil oo kaliya ayaa ka harsan inuu billowdo Koobka Adduunka ee Qatar 2022.🤩🏆

Koobka Adduunka sanadkan waxaa la baasan doonaa 20-ka bisha soo aaddan ee November, wuxuuna ku eg yahay 18-ka December 2022.

20/10/2022

Asc

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kilimani?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

12 Steet
Kilimani