Somali Story Zone
Nolosha waa safar � – sheeko kasta waa fursad cusub.”
14/06/2026
Salaaddu Ka Horreysaa Wax Walba” ✨
Macallinka xulka Senegal, Pape Thiaw, ayaa hadal weyn ka dhaliyay baraha bulshada kadib markii la dhaleeceeyay ciyaartoyda Senegal oo u baxay salaad xilli magaalada New Jersey ay ka jireen dabeylo xooggan oo laga digay.
Markii la weydiiyay sababta ay u aadeen salaadda iyadoo digniino amni jireen, wuxuu ku jawaabay hadal ay dad badan si weyn u ammaaneen:
“Ma jirtaa wax salaadda ka muhiimsan? Idinku waxaad ka baqaysaan dabeysha, annaguna waxaan ka baqaynaa Allaaha dabeysha abuuray. Waxaan halkan u joognaa ciyaar iyo madadaalo, balse taasi nagama dhigayso inaan hilmaanno cibaadada Alle. Xitaa haddii kulanku ahaan lahaa Finalka Koobka Adduunka, waan u bixi lahayn salaadda si aan u tukanno.”
Waa fariin muujinaysa in rumaysadka iyo cibaadadu ay ka sarreeyaan dhammaan arrimaha kale ee nolosha.
🤲 Salaaddu waa tiirka diinta.
⚽ Kubaddu waa madadaalo, balse cibaadadu waa waajib.
❤️ Salaaddu waxay ka horraysaa shaqo, ciyaar iyo wax kasta oo adduunyo ah.
🤲🕌⚽
Kulankii sadaq joon iyo cumar arta
Warkii uu ahaa sakay qof baan ahaa galabtane qof maan ahay oo madaxweyne xasan sheeq maxamuud dadka u sharaxay
12/06/2026
Koobka Adduunka ayaa si rasmi ah u billowday, waxaana kulankii furitaanka ku guuleysatay xulka Mexico national football team oo 2-0 ku garaacay South Africa national football team.
War Deg Deg : Liibaan Shuluq ayaa $50,000 kun oo dollar ku wareejiyay Garsoore Omar Artan.
Nimaan somaali ka dhashan baa ciil qawo hala tuso dadkii somaliya lidi jireen hadal yuusan kaa tagin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
00100