Anfac Dowlo

Anfac Dowlo

Share

Self employment

12/10/2022

Ma tahay qof kacabanaya qawid ama (tinea_versicolor )
waa cudur caan ah waxaana sababo nooc cudur sida ah kaas oo loo yaqaan (fungal)
Hadaba waxaan kuu haynaaa daawo kuu soo celineyso maqaarkaaga sidiisa h**e.
FADLAN NAGALA SOO XIRIIR WHATSAPP
+254722603882

11/09/2022

Waa maxay buro? iyo thyroid ka

Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka banii aadamka. Buro waxa ay timaadaa marka ay dhacdo isu dheeli tir la'aan xagga qeybsamida unnuga
burada myoma ayaa waxa ay u kortaa laba qaab oo kala ah. 1: qaab myoma hal unug le ah taas oo macnaheedu yahay in nooca buradani u korto qaab hal buro ah. 2: qaabka labaad waa nooc u korta dhowr buro myoma ah oo meel kaliya ka soo wada baxaan

Calaamadaha waxaa kamida

1: dhiiga caadada oo muddo badan iska socda 7 maalmood iyo ka badan.
2: dhiig aad u badan oo yimaada inta u dhaxeysa caadooyin dumarka dhexdooda.
3: xanuun caloosha hoose ah.
4: qabsin caloosha ah caloosha oo aan qofka soconin. Noocyada burooyin ka ma aha kuwo aan halkaan ku soo wada koobi karno

πŸ‘‰ balse waxaan idiinku caawin donaa Daawoyin Dabiici ah toosna lagugu keenay inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi Daawoyin organic ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.
wa.me/254722603882

Photos from Anfac Dowlo's post 05/07/2022

MAXAAD SAMAYN KARTAA SI AD UKORDHISO UGXANTADA.

loo hagaajiyo tayada ukuntaada iyo bacriminta, raac talaabooyinkan.

● U tag duugista caloosha ama samee masaaj
Ka fogow cunnada aad xasasiyada kutahay
●Regularly Jimicsi samee si joogto ah si loo Kordhiyo qulqulka dhiigga
●Cun cuntooyinka hodanka ku ah dufanka caafimaadka qaba sida saliidda qumbaha, saliidda saytuunka, avokado, looska ,yicib iyo walnut.
●Cab biyo cad o nadifa
●Hubso in heerka estrogen-kaaga iyo qanjirka'progesterone' uu yahay mid dheelitiran.
●Stress Iska yaree walbahaarka, seexo hurdada ka fikir, hada walwal darento hawa gadis aad.
●Ku kobciso ugxantada dawoyinka antioxidants sida; vitamin A, C, E, K mineral sida selenium iyo zinc.

XASUUSO ukuntada waxay ka tarjumaysaa cafimadkaga.

Wixi talo iyo dawayn kusabsan hada rabto inbox massege igu reeb.
+254722603882 ama WhatsApp

05/07/2022

Tiens products

05/07/2022

Nabadgelyo Daawada ugu Tayada badan oo Laga Sameeyay Dhir Dabiiciya Taasoo anaan lahayn Kiimiko Ama dhibaatooyin kale.

Qalliin la'aan, kaga Takhalus Babaasiirka Mudo gaaban gudahood Insha Allaah.

Xaruma meel kasta aad dunida ka joogto wad ka heli karta Rajadeenu waa Caafimaadkiina.

Hadafkeenuna Iyo Hiigsigeenu waa 🌿
Bulsho Caafimaad Qabta 100%

Wixii Faah Faahin Dheeraada Nagala so xariir whatsappka πŸ“² : +254722603882

01/07/2022

π—ͺ𝗔𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗑 π—žπ—” π—’π—šπ—’π—’π—ͺ 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗀𝗔 π—€π—¨π— π—”π—‘π—žπ—” π—žπ—¨ 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔.

qumanka Tonsils loo yaqaano waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta,

Waxay ka qayb qaataan difaaca jirka,
Waxayna ka hortagaan jirka in uu ku dhaco caabuqyada daran,
Qumankaas waxaa ku dhaca caabuq loo yaqaano Tonsillits oo ah midka aynu ka hadlayno

Waxa uu ku dhici karaa caabuqan cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,

CALAAMADAHA LAGU ARKI KARO QOFKA QUMANKU AY KU KACAAN

- dhuun xanuun daran
- cunto liqida oo dhibta
- barar dhuunta ah
- qandho badan
- dhaxan
- naqaska oo ku dhaga
- qoor xanuun
- codka oo dhibaya
- dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo cadaan ama jaale noqota
- dhago xanuun
iyo calaamado kale oo dheeraad ah, sida quuro dheeraad ah,

Hadad ubaahanthy halkaas igala sooo xariir
+254722603882

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Nairobi