Sama doon page

Sama doon page

Share

Wllayaal page kaan kuso dhawadaada waxan idin haynaah wixii ku saabsan hidiyo iyo dhaqanka somaalida

16/07/2025

Madax waynaha ayantan
Wa lawayay dadwaxa ugudanbaysa asgo masar joga
Manta Aya sawirkan lahelay

22/12/2020

إنا لله وإنا إليه راجعون

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ
Alaha unaxariisto caalimkii soomaaliyeed caabidka ahaa sheikh muxamuud cali waceys
Geeridu waa lama huraan kalase xanuunbadan
Janatul firdowsa alaha kawaraabiyo qabrigiisa alaha uwaasiciyo su aasha alaha ufududeeyo yaarabii

02/10/2020

Galmudug degaan
Dorashada
Qabiilaadka
Daga

30/09/2020
Photos from Sama doon page's post 29/09/2020

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Maxamed Xasan Dhoore, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xasan Cabdullaahi Cas-Casey, Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Cadaado Xuseen Cali Sahal, Agaasimaha Mu,asasada Iftiin ayaa maanta koormeer ku tagey deegaanada , iyo oo dhamaantood Cadaado hoos yimaada.

Wasiirka ayaa dadka ku nool deegaanadaan oo ay ka socoto olole waxbarasho lagu gaarsiinayo caruurta miyiga ku nool ku booriyey is xilqaankooda waxbarasho waxa uuna sheegey inuu lagarab taaganyahey ka wasaarad ahaan xuquuqda ay kulee yihiin

21/09/2020

Somaliland ayaa war qoraal ah ka soosaartay Doorashooyinka Soomaaliya

Photos from Sama doon page's post 07/09/2020

Waxaa sharaf iyo farxad weyn inoo ah in aan maanta soo bandhigno natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee Dugsiga Sare. Sidaan horay uga ballan-qaaday ardayda Soomaaliyeed, waxaan shaacineynaa 100-ka arday ee ugu sarreysa imtixaanka shahaadiga ah oo heli doona deeqo waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.

Waxaan dhammaan ardayda u rajeynayaa mustaqbal wanaagsan oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed anfaca.

06/09/2020

Maxad utaqana magac yohooda

05/09/2020

Gorma inkugu danbaysay
Maxa se utaqanin magicisa

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Nairobi