Umu Rayan

Umu Rayan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Umu Rayan, Mogadishu.

Photos from Umu Rayan's post 06/03/2026

WAR CUSUB, Dowladaha Sacuudi Carabiya, Isutagga Imaaraadka Carabta, Kuwait, iyo Qatar ayaa laga yaabaa inay ka baxaan heshiisyadii ay la galeen Mareykanka ayna baabi'iyaan dhamaan ballanqaadyada maalgashi ee mustaqbalka ee Mareykanka si loo yareeyo weerarada halista ah ee Iiraan oo culeys dhaqaale u geeystay.

Qaar kamid ah kaabayaasha dhaqaalaha dalalkan ayaa waxaa Soo Gaaray xoogan Tani iyo markii uu bilowday duulaanka Iiraan

05/03/2026

War Deg Deg ah :

Dawlada Iran ayaa dil daldalaada ku fulisay General Ismacil Qani, ay ku cadaatay inuu ahaa khayinul wadan hoos kala shaqahinaayay, Yahuuda waxa ku cadatay inuu ka dambeeyay dilka ismacil haniya,dilki hogamiyihi xisbulla,dilki madaxda ciidamada iran iyo culumadi nukliyeerka ee dagaalkii sanadki tagay iyo dilkii Ayatullahi Khumaini ee dagaalka imika socda.

05/03/2026

Ciidanka ilaalada Kacaanka iiraan ayaa saakay ku guulaystay in ay soo ridaan diyaarad nuuca dagaal ka ah gaar ahaan f15 oo maraykanka uu leeyahay taas oo lagu burburiyay gudaha dalka iiraan.

05/03/2026

Qudbada cawa yaa kula saxna kula sameyn badana ?

Madaxwyane xasan love ❤️ saar
Madaxwyani h**e Farmaajo qosol saar 😂

Filkirkaada nala wadaag ?!

Md xasan waxow yiri balantii aan umadda Soomaliyeed u qaaday ayaan fuliyay, dalkana qof iyo cod ayaan ka qabanaya.

Farmaajo wuxu ku doodaya 15 May hadi la gaaro bisad aya noqoneysa ee Madaxweyne Hada libaax ayaa tahay aniga soo arkay kaliga talada iskuma soo koobi kartid ee dastuurka iyo doorashada bulshada kala tasho!

05/03/2026

WAR CUSUB: lacagta Mareykanka maalintii ugu baxda dagaalka Ira*n ayaa gaartay 1 bilyan oo dollar, sida uu qoray wargeyska The Atlantic oo ka soo baxa dalka Mareykanka.

Arrintan waxay muujineysaa in Washington ay sii socoshada dagaalka ka wajihi karto dhaqaale burbur xooggan.

04/03/2026

Xarunta laga hago howlgallada ciidanka Iiraan ee Khatam al-Anbiya ayaa ku dhawaaqday weerarradii ay Iiraan ka fulisay dalka Imaaraadka Carabta in lagu dilay 100 askari oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka.

04/03/2026

Garoonka Caalamiga ah ee Dubai ayaa la qiyaasayaa inuu khasaare gaaraya $1 milyan daqiiqad kasta uu ku waayo haddii uu xirnaado.

Haddii uu si buuxda u xirmana muddo 24 saacadood ah khasaaraha guud wuxuu gaari karaa ilaa $1.44 bilyan.

Khasaare weyn ayaa soo gaaray Dubai tan iyo markii uu bilowday dagaalka Bariga dhexe.

Sidee u aragtaa?

04/03/2026

Ramadan mubaarik

14/02/2026

🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

03/02/2026

Sorry sister allaha ku boga dhayo farhiya fiska

01/02/2026

Maaalin wanagsan asxaabey

10/01/2026

Buraan burkii ugu shidnaa

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Mogadishu