Warbaahinta Galdogob
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warbaahinta Galdogob, Health/Beauty, Nairobi.
16/09/2026
sida war hor dhaca ay sheegayan in gobolka mudug loo magacabayo kaytoon macalin siciid
Inta diinta lagu hadaa lagu leeyahay ciyaar bay ahayd somali yab bay kee dahay
16/09/2026
Fariinta Kuqoran Sawirka 1aad.
Wixii Aan 2 Isbuuc Kahor Oga Digayay Beesha Leelkase Ee Ahaa In Dhulka Warshad Galley Puntland Ay Rabto Inay La Wareegto Ayaa Soo Ifbaxday.
Warshad Galley Maalmaha Soo Socda Ayaa Lakala Tuurayaa, Waxaana Loo Xiray Oo 1 Million Laga Siinayaa Ganacsade Aan Leelkase Ahayn.
Ciyaalkii Leelkase Ee Qafilnaa Ee Aan Siyaasadaha Gobolka Fahansanayn Ee Lahaa Nadiifinta Cagaarwayne & Warshad Galley Ceeb Maaha Waa Arrin Fiican Miyaysan Dhagartaan Fahansanayn? Hadaysan Fahansanayn Ceeb Maahee Maxay igu Haysteen?
Leelkasoow Goormaad Baran Doontaa Dhagarta Puntland
Warbaahinta Galdogob✍️
Deni,oo qorshaynaya weerar uu Calmadow ku qabsado ayaa Xingalool ka so kaxaystay BM,
Wuxu hada sii marayaa Af-Urur
Warbaahinta Galdogob
16/09/2026
Burkina Faso 🇧🇫 ayaa soo bandhigtay gawaari gaashaaman oo gudaha dalkaas lagu farsameeyay, kuwaas oo loogu talagalay in loo adeegsado howlaha ciidamada.
Gadiidkaan ayaa waxaa naqshadeeyay oo soo saaray injineerro u dhashay Burkina Faso, taas oo loo arko tallaabo lagu xoojinayo awoodda dalkaas ee soo saarista qalabka difaaca.
Maamulka Kabtan Ibrahim Traoré ayaa xoogga saaraya horumarinta wax-soo-saarka milatari ee gudaha, si loo yareeyo ku tiirsanaanta qalabka iyo gaadiidka difaaca ee laga keeno dalalka dibadda.
Warbaahinta Galdogob
16/09/2026
Warshad galley oo la gatay awalba waa la ogaa in la iibsanayo leelkase hurdaaye
Kaarihii saabuun oo lagaday waye xafadana saasay gacantayada uga baxaysaa
Adeer waan ku buufinayaa ☝️
Wait 😅
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
.
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.