Samir Farah Ali

Samir Farah Ali

Share

ክዝይኽዕጅ

09/02/2024

Qiimihi jacaylku lahaa Nin qooqan iyo Naag Lacag raadis ah ba kudheelay 🥺💔😂😂

Photos from Samir Farah Ali's post 31/01/2024

Daahir Ahmed "Xaaskeyga Ayaa igu gubtay Saliid Macsaro ay karkarsatay Bisbaasne kudartay Ayey indhaha iiga shubtay ,Wali waan qabaa Caruur Ayeey iiheysaa ,Curyaan meel iska fadhiyo ayey iga Dhigtay

Dumarow sidan ma uqalman inaad ku sameeysaan Caruurtiina Aabahood ⁉️🥺😭

Photos from Samir Farah Ali's post 01/01/2024

Madama u sanadka cusub no bilawdey ,

qeyrka an iso so xasusino inta sooman manta oo isniin ah sonkoda Allah ka aqbalo inta dhiban oo murugeysan dhibta iyo murugta Allah ha qaado inta wax heysan wax qeyr qabo Allah siyo Amiin ,

21/03/2023

Fadhiga halaga kaco Bisha Ramadhan berito kaliya Aya ka harsan ,

Kuwinan halkan wax xun so digi jirow illhey halaga cabsado oo masajidaha hala camiro xumanta halaiskadayo

Iska cafi wllka hadey uqdad idin dax tale sbbto ah Hadad sida kusontan bilash Ayad on iskugu dishen

Midkiina wax heysto halaga fikiro kuwa masakinta ah an heli kareyn wax ay Ku afuran amaba ay Ku sahurtan

Bisha Wa bisha naxarista ,Wa bisha Quranka laso dejiyey

Hala dadhaalo halusku naxaristo ducadana adiga keliga haisku ekeyn Kan wllka ah iyo daman musliminta Uducey

Tedakle iska ilali inad waqtigaga kulumisid mel darán oo an illhey rali ka ehen

Illhey Nawad iyo Caafimad hanugu gaarsiyo bisha Barakeysan e Ramadhan 🌒🌙🌌❤️🖤🤲

Islamic Call Screen 🕋 12/03/2023

Scw ♥️

Islamic Call Screen 🕋

10/03/2023

Wa malin Jimco ah Hal mar an kuwada Salino Nabigeena Muhammad (S.A.W ) ♥️

10/03/2023

Illahayow bisha Ramadhan Nawad iyo Caafimad nagu garsiy kadib nawaafuji qeyrka dax yaka inta Ugu badan an ka qadano

12/10/2022

2023 hadu Alle ku gaarsiyo maxaa ku qorsheysan me Job kadib doof adna 💞💕

09/10/2022

Hadi lagu diho gabar Caan ah tiktok isticmasho Gurso Yad gursan lahed xalimo adna wil Caan ah keebad kuyaci lahed

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Parklands?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Mombasa Road
Parklands