Khadar Xaji Dakane
Journalist
Jimce Wngsn Dhalinyaro
Kusaliya Rasulkena Maxamed SCW🌇🕋
23/05/2023
Dhibka Walalkay loo gaystey Aad baan uga xumahay Qof walba oo bulshada Caan ku leh Xasad Iyo Xumaan raadis ma waayo Quraanka Alle ayaa ka weyn wax walba Sidan Malin aan shegay oo waraysi la iga qadayay dadka waa qoslayeen Dawada Sixirka Waa Quraanka Alle haku cafiyo Walaal 🤲 Aynu u ducayno Walalayaal🥰
Subax wanaagsan jalayaal 🍺🔥❤️
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ
09/05/2023
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun.
Waxaa Geeriyooday imaamkii Masjidka Nabiga SCW ee Magaalada Madiina Sheikh Muhammad Khalil al Qari , imaamku waxa uu kamid ahaa Dadkii Salaada Taraawiixda Tujiyey Sanadkan.
Allah yarxamuh. Ducada Kusoo Kaaba sheekha.
NARTA JAHANAMA🔥 Kuma cuunto hada soqorto
Salalahu caleyhi wasalam📿
DUHUR WANAGSN SAXIPAYAL 🥰
17/01/2023
Haaland Ayaa Sidan ubadashay Timahiisa
Waana Dooqa uu Aadka ujecelyahy Sida usheegay
Bl kwrn Desingkan Cusub Ee Haaland??
Ha iloobin 19-ka January waalagu dhowyahay oo waa kulankii Messi iyo CR7 ay isla ciyaari lahaayeen
in ka badan 2 MILYAN ayaa goor h**e sii jartay Tikidhka ciyaarta Sii Aay Udawdaan MESSI IYO RONALDO.
ADIGA TIGID Ma jaratay??
17/01/2023
Qabiirka Gary Neville ayaa sheegay in Man City ku guuleysan doonto horyaalka Premier League, labaad ay gali doonto Man United. Halka sadaxaad uu galiyay Kooxda Arsenal oo waqtigaan sideed dhibcood hogaanka ku heysa.
Hadalkaan ayuu xalay sheegay Ninkan
15/01/2023
HAMBALYO BARCELONA ayaa ku guuleysatay koobka Super Cup kadib 3-1 ay ku garaaceen Real Madrid
Kani waa koobkii ugu h**eeyay Xavi .Tan IYO Markii uu imaadey Barcelona.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Westlands
QAAYSINAXAJI