qani mooha yare
cabdi qani
23/08/2026
Waay shuuti maanta ayaa laga rabaa kuwa wax dilay oo dhintay maanta xaqawda u dhicisid plz taliye shuuti ani waxa nin dhalin yare ih maanta waxa ka sacdo mogdishu loo ma adkaysan karo plz taliye shuuti hala gaar siyo qof kasto miil kasto joogo maxk**ada ciidanka qalabka sida taliye shuuti waxa la dilay hooyo io ilmo yar
Madaxweyne h**e Sharif Sheikh Ahmed "Cidna mugdi ugama jiro dulmiga nidaamka muddo dhaafka ah uu ku sameynayo shacabka caasimadda".
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay hubkii maanta Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir sheegay in laga soo saaray guryo ku yaalla Mirinaayo.
Hub iyo gaadiid dagaal oo maleeshiyaad lagu abaabulay degmada Cabdicasiis ay wateen, isla markaana ay la wareegeen Hay’adaha Ammaanka ee dowladda ayaa galabta loo soo bandhigay warbaahinta.
"Maka Tanaasulayno halganka aan wadno, marnaba k**a laabanayno jidka aan ku taaganahay" RW Xasan Cali Kheyre oo markii u h**eysay faahfaahiyey dhacdadii lagu weeraray xalay.
Wadahadal dheer kadib, waxaa xal laga gaaray dagaalkii taagnaa. Agaasimaha Nabad sugida Mahad Salaad ayaana ku guulaystay in nabad lagu dhameeyo dirirtii jirtay.
Mahad iyo Kheyre oo wada socda ayaa hadda kasoobaxay dhismaha lagu dagaalamayay.
Click here to claim your Sponsored Listing.