Geenyada Dhagaxbuur

Geenyada Dhagaxbuur

Share

Wadani

Photos from Cabdiciid Muxumed's post 01/08/2025
01/08/2025

Wafdiga Raysul Wasaare ku Xigeenka Ethiopia Aya ku Wajahan Saaka Ceelasha Shidaal Gobolka Qoraxay.

01/08/2025

War hada sodhacay oo aan kahelay
Buurta waxaa casimadii laga dhigay gobalkii lagu muransana degmada Daroor

30/07/2025

Haarun Barri iyo ba dhulbahante baal maysagu Leexshay. Ana baladkii ma usoo hadhay sida boqor.
Awaw-dalalaw jir-oo-joog.

28/07/2025

Sidanii wasidee ayadiina ogadeen bay wax ku radina.

Degaankiina Dir iyo darood

Ayaa wax loqaysanaya

27/07/2025
27/07/2025

Kulankii Mustafe Cagjar iyo Odayaasha Dhaqanka Gaashaamo iyo Daroor ayaa kusoo dhammaaday natiijo la'aan

Kulankii xalay saacadaha badan ka socday guriga Madaxweyne Mustafe Cagjar ee dhexmaray Madaxweynaha, Wasiirka Madaxtooyada DDS Xuseen Qaasim, iyo Odayaasha Dhaqanka ee degmooyinka Gaashaamo iyo Daroor ayaa kusoo dhammaaday natiijo la'aan.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la isula qaato halka ay noqonayso xarunta gobolka cusub. Hase yeeshee, Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa la sheegay inuu ka caga jiiday inuu si cad ugu sheego odayaasha go'aanka xarunta gobolka cusub.

Wararku waxay intaa ku darayaan in Madaxweynuhu ka warwareegayo in xarunta gobolka cusubi ay noqoto mid ka mid ah Gaashaamo ama Daroor.Odayaasha dhaqanka ayaa ugu dambayntii kulanka kala kulmay Madaxweyne Mustafe Cagjar go'aamo aysan ku qancin.

Bulshada ku dhaqan labada degmo ee Gaashaamo iyo Daroor waxaan la wadaagi doonnaa xogo muhiim ah oo ku saabsan arrintan. Lasoco qaybaha dambe.

27/07/2025

Waxaa hada Gobalka jarar

Sami qaybsandonaa

1: Baha abaskul

2: Baha xasan

3 : Baha Axmed
Manyorkana
Waxaa iskale. Reer dahir
Gobalkana baha Ahmed
Degmada dhagaxbur baha xasan
Harunbare iyo Badhulvahanto
Waxba umatalaan dhagaxbur

26/07/2025

Acudu bilah
Dhagaxbur waxa isugu sohadhay
Langaabkii. Reer isaaq

* Haba abaskul
* Baha Ahmed
* Baha Xasan

26/07/2025

Maamul magaalooyin soo kordhay

Maamulka Magaalada Dhanaan
Maamulka Magaalada Garbo
Maamulka Magaalada Fiiq
Maamulka Magaalada Filtu
Maamulka Magaalada Awaare
Maamulka Magaalada Dhagax -madow
Maamulka Magaalada Doolo-Ado
Maamulka Magaalada Gunagado
Maamulka Magaalada Gashaamo
Maamulka Magaalada Galaadi
Maamulka Magaalada Erar
Maamulka Magaalada Mirqaan
Maamulka Magaalada Marmaarsa
Maamulka Magaalada Moyaale
Maamulka Magaalada Qalaafo
Maamulka Magaalada Shaygoosh
Maamulka Magaalada Shabeelley
Maamulka Magaalada Shilaabo
Maamulka Magaada Raaso
Maamulka Magaalada Wardheer
Maamulka Magaalada Yucub
Maamulka Magaalada Hargeele
Maamulka Magaalada Harta-shekha
Maamulka Magaalada Lafa-ciise

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Ayardaga
Borama
COUNTRY