Askar media

Askar media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Askar media, Borama.

11/12/2025

Deg Deg:-Wafdigii nabadda ee maalmahan ku sugnaa Boorama ayaa galabta salaam ugu tagay Guriga Ugaaska Abdirashiid, waxaana hoggaaminayay Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil Suldan Abdiwahab Cige Ahmed

11/12/2025

Taliye Arraweelo, hawlkarnimo, xilkasnimo iyo daacadnimo ayaa lagu xasuusan doonaa.

11/12/2025

Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisadda Saylac Iyo Beesha Ciise oo Ciidamo Cusub u dirtay halkaasi - Falanqayn.

11/12/2025

Baaq duco oo loogu ducaynayo shuhadadii ku shahiiday xasuuqi 05/12/2025 ka dhacay magaalada boorama oo loo diray masaajida boorama iyo dhamaan masaajiida dal iyo dibadba

Photos from Askar media's post 10/12/2025

Ugaas Cabdirashiid ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay Mudaharaadkii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama.

10/12/2025

Boorama : Xilal don iyo xoolo ka dhex bilawday shirar gooni gooniya ka socda Boorama.

09/12/2025

"Hadii maanta idinla joogi lahaa waxaas may dhaceen" Taliye Xudhuun.

09/12/2025

Aduunka nin aan dagaalami Karin sharaf ma laha.Guutada Axmed guray Abrayn

09/12/2025

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga Mudane Maxamed Cabdirahman ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Agaasimihii h**e Xafiiska Warbaahinta & Xidhiidhka Dadweynaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga Axmed Yuusuf Dirir & Agaasimaha cusub ee Xafiiska Warbaahinta & Xidhiidhka Dadweynaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga Subeer Faarax Qaalib.

Xafladda Xilwareejinta ayaa ka dhacday Xafiiska Agaasimaha Guud Ee WAD&IC.

09/12/2025

DEGDEG : Salaadiinta Gadabuursi ee Ethiopia oo booqday dhaawacyadii Jigjiga loo qaaday

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Website

Address

Borama