Farhan Ismail Hussein

Farhan  Ismail Hussein

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farhan Ismail Hussein, Health/Beauty, xuseen122@outlook. com, Borama.

18/12/2024

Mabruuk Mabruuk Mabruuk

Waxan halkani tahniyad meher aroos uga dirayaa inaadeerkay Amiin Axmed Jibriil iyo Marwadiisa Ayaan Jibriil oo Beri Khamiista 19/12/2024 Xafladoodu Ka dhici doonto Rays Hotel Borama .

Waxan leeyahay noqda Reerkii Raaga ubad khayr qabana Kala hela .
Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano.

Photos from Farhan  Ismail Hussein's post 15/11/2024

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allah ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo Nebigiisii Muxamed ahaana ha la xidhiidhiyo Madaxweynihii 4aad ee Somaliland oo Caawa Caasimadda Somaliland ee Hargeisa ku geeriyooday Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) .Samir iyo Iimaan Allah ha ka siiyo qoyskii qaraabadii iyo Dhammaan shacabka Somaliland.

Photos from Dr Tousif Ali's post 21/01/2022
Photos from Science Of Medicine's post 24/09/2021

Different Types of Painkillers

Photos from Dr. Saigol's post 24/09/2021

Neurological Disorders

Photos from Dr jama ahmed abdi's post 18/09/2021

Cholangitis

10/09/2021

Guuldaradii Maraykanka kaga dhacday Muqdisho.

Photos from Health & Medicine-AW's post 25/08/2021

Some important drugs

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Xuseen122@outlook. Com
Borama