Magool Oil & Herbal Market

Magool Oil & Herbal Market

Share

Magool waal staan quruxeed oo waddani ah oo soo saaraysa kareemyo iyo saliido dabiici ah.

11/04/2026

Dabiiciga dooro.
Magool waxay kuu diyaarisay agab tayo sare leh oo jidhkaaga iyo timahaaga u roon.

11/04/2026

Magool oil and Herbal Market. Dhawaan ka adeego tukaankayaga Borama. Online ka dalbo hadaad Hargaysa ama Jigjiga joogto.

11/04/2026

Dhawaan kaalay ka adeego tukaankayaga Borama. Hadaad joogto Hargaysa ama Jigjiga ku dalbo online.

11/04/2026

Magool Oil and Herbal Market waa astaan quruxeed oo waddani ah oo ka dhalatay jacaylka dhulka, dadka, iyo daryeelka dabiiciga ah. Shirkaddu waxay ku faantaa soo saarista kareemyo iyo saliido gebi ahaanba laga sameeyo midhaha iyo geedaha ka baxa dalkeenna, taas oo ka dhigaysa badeecooyin nadiif ah, caafimaad u roon, isla markaana leh qiime dhaqan iyo deegaan.

Shirkaddu waxay hiigsanaysaa in ay noqoto hormuudka quruxda dabiiciga, iyadoo dadka u soo bandhigaysa xalal caafimaad oo ku dhisan aqoon dhaqameed iyo farsamo casri ah. Magool waa magac astaan u ah qurux, nadaafad, iyo kalsooni.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Sheekh Cali
Borama