AZEM SKIN CARE
Product /skincare and haircare
100%original
#boorama/somaliland
#First make boorama skincare
18/08/2021
Sidoo kle meheradan skincare waxa lagag furaya magalada boorama
Waxan ku jira in wajiga laguugu dhaqo
Lugaha io gacnaha lagugu dhaqo
Cidiyaha laguugu xidho iyagoo midabo quruxbadan ah
Soo dhawada gabdho
Sido kle wiilashina u ogolaada skincare ka 😅
18/08/2021
Clear &protect daily wash
Facwash tan aadbey wajiga unaasibta xata qofka sensitive skin ka ah
Wajigaga daryeel oo qurxon wiil io gabadhba
Skincare kagana ku dadaal si aad uqurux badnaato
:7$
18/08/2021
Wajiga ayuu ufiican yhy wuxuba ka caawina wajigu haduu iska badaley
:9$
18/08/2021
Waa scrup kii wajiga
Qiimuhu 8$
18/08/2021
Gold mask
Waa mask aad U fiican wajiga
Kana dulqadaya qoloftama xaada fara badan oo whitening ah aadna wajigaga udhalaalinya clean garynaya
Aad buu wajiga ugu fiicanyhy
18/08/2021
18/08/2021
pH good morning CLEANSER
Face wash kani wuxu ka caawinaya wajigagu hadu yhy sensitive skin ama uu dhinacna qalyl yhy dhinacna saliid leeyhy wuu isku kaa dheeli tiraya isagoo wasakh da oo dhana la qaadaya. Wajigaagu hadu ka damage garobey ood ku yeelatey casan qolof qalyl faro badan oy kunaasibi wayen waxyabo kle ood isticmashey aadbuu kaga caawinaya
Iyado isku kaa ekeysiineysa wajiga si smoot ah
Hadad xamilo thy oo uu wajigagu isbadalo face wash tan ayad ubaahn thy
wa :14$
18/08/2021
&full + biotin & collagen conditioner
+coconut milk conditioner
Waa shampoo yo aad madaxa ugu fiican oo tayo leh timuhuna kugu baxayan Laguna ku yeelanya wixii jajabana kasarayan timahagu hadey durugsan yihin bartodi iney kuso noqdana wey ka caawineysaa
:15$
18/08/2021
Charcoal scrub is effective facial scrub formulated whith activated charcoal .the micro ground charcoal help to exfoliate
deeply cleans, leaving your feeling fresher and healthier
scrub ka sameysan dhuxul aadna wajiga wuu unaasibaya wajiga sensitive ka ah ama k xasaasiyada leh io ka caadiga ahba nafaqo ayuna wajiga siinaya shining badan
Qiimuhu waa :7$
18/08/2021
: waa shampoo gii timaha original ah waxqabadkisuna yhy inuu timaha bixinayo aadna ujilcinayo midabkana ku xoojinayo (madow saida) jajabka timaha baxayn ee istagy ama nafaqadu katagtey wuu nafaqynaya🧖♀️
Wana keratin smooth iyo keratin smooth color 🧖♀️
Soo dhawoow wllo
Qiimuhu na waa: 9$
Kaliya
18/08/2021
Qalabki cidiyaha io cidiyihii oo laguu hagaajinayo oo dhmaysa ah💅🌬
Ugu soo hagaga Alan tayo leh oo lagugu qurxinayo 💅
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Borama